Maamulka Jubba oo lasoo dagay gaadiid dagaal oo casri ah
Isniin, May 25, 2015 (HOL) — Maamulka KMG ee Jubbaland ayaa lasoo dagay gaadiid dagaal oo casri ah, kaa oo ay ugu deeqday dowladda Imaaraadka Carabta.
Madaxweeynaha Mamulka Jubbaland Axmed max'ed Islaam (Axmed madoobe) iyo kuxigeenka Mudane C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa booqday dekedda Kismaayo halkaasoo lagu dajinayay gaadiidka ay ku deeqday dowladda Imaaraadka.
Halkan ka daawo warbixinta.
Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.
More News
- SOMALILAND oo Qorsheynaysa in Lacagteeda Mooyee aan Lacago kale la Isticmaali Karin
- SAWIRRO: Premier BANK oo Kusoo Bandhigay Muqdisho Adeegyo aan horay uga jirin Somalia
- Muqdisho oo Maanta lagu Qabtay Xuska Markii la Aasaaskii Ururka Midowga Afrika (SAWIRRO)
- Ururka Heraale oo Dhibaatooyinka ka Wacyi-galiyay Dhallinyarada Xaafadda Islii ee Nairobi (SAWIRRO)
- Darawallada Mootada Bajaajta oo Maanta Dibad-bax ka Sameeyay Bartamaha degmada Baydhabo
- Haweeyneyda ugu da’da weyn Dunida oo dhan oo u Dabaal-dagtay Sannad-guuradeedii 116-aad
- Kulan Dhaqaale loogu Yaboohay Isbitaal loogu Magac-daray Jaalle Siyaad oo lagu Qabtay OHIO (SAWIRRO)
- IBRAAHIM XABEEB: Waxaan doonaynaa in laba Gobol loo Qaybiyo Hiiraan loona dhiso Maamul (DHAGEYSO)
- Xisbiyada Mucaaradka oo ku eedeeyay xukuumada S/land inaysan doonayn in Khliaafka la Xalliyo
- Wafdi ka Socday OIC oo Muqdisho Booqday lana kulmay Madaxda dowladda Somalia (SAWIRRO)
- Wasaaradda Ganacsiga Somalia oo 25-sanadood kaddib Baaraysa Badeecooyinka soo gala Dalka
- Kenya oo Saldhig u Noqon Doonto Xarunta Goboleedka Sirdoonka Waddamada Bariga Afrika
- Ciidamada Dowladda Somalia oo isaga baxay deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada Hoose
- Kulan looga hadlayay joojinta iyo la-dagaallanka QAADKA oo lagu Qabtay Jaamacada Banaadir (SAWIRRO)