4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Nov 29, 2015
AKHRISO: Bayaan uu Ururka Al-islaax kasoo saaray xiisada colaadeed ee ka taagan Gaalkacyo

Axad, November 29, 2015 (HOL) — Ururka Islaax ayaa bayaan uu kaga hadlay colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo ee u dhexeysa maamulada Galmudug iyo Puntland maanta soo saaray ayaa ugu baaqay dhinacyada ee colaaddu u dhexeyso inay dagaallada joojiyaan, khliaafka jirana ay wadahadallo iyo nabad ku dhameeyaan.

Haddaba, bayaanka oo uu ku saxiixnaa guddoomiyaha Ururka Islaax, Cali Baashir Cumar Rooraaye ayaa wuxuu u qornaa sidan:

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya