4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Nov 23, 2015
AKHRISO: Aragtida Shacabka Puntland ee ku aaddan Doorashada 2016-ka oo lasoo Bandhigay


Isniin, November 23, 2015 (HOL) — Guddiyadii farsamada Puntland ee ka hawl-galayay lixdii goobood ee lagu qabtay shirkii madasha wada-tashiga Qaran ee hannaanka geeddi-socodka doorashooyinka dalka ee 2016-ka ayaa maanta soo bandhigay aragtida shacabka Puntland ee ku aaddan doorashadaas.

Shacabka Puntland ayaa waxay 100% isku raaceen in Hannaanka ugu Habboon ee lagu soo xulayo xildhibaannada baarlamaanka ay noqon karto oo keli qaab deegaan oo aan wax lagu soo xuli karin.

Haddaba, Akhriso; Aragtida Shacabka Puntland ee ku aaddan Doorashada 2016-ka;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online  
Maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya