DAAWO: Danjiraha Imaaraadka Carabta u Jooga Somalia oo Deeq ku Wareejiyay Maamulka Jubba

Khamiis, May 21, 2015 (HOL) — Wafdi uu hogaaminayo danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Max'ed Cismaan ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, isagoo deeq ka timid dalkaasi ku wareejiyay maamulka Jubbaland.

HALKAN KA DAAWO;



Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya