4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Feb 12, 2015
Golaha Wasiirada Puntland oo Maanta Ansixiyay sharci kana hadlay Amaanka

Khamiis, Feberaayo 12, 2015 (HOL) — Golaha wasiirrada Puntland ayaa shir ay maanta ku yeesheen Garoowe waxay kaga doodeen amniga Puntland iyo sidii looga hortegi lahaa falalka ay geystaan kooxaha hubeysan, sidoo kalena waxay meel-mariyeen sharciga cusub oo ah sahminta saameynta deegaannada Puntland.

AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKII AY SOO SAAREEN WASIIRRADA PL:

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya