4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Oct 8 , 2014
11 ka mid ah Wasaaradaha Puntland oo Agaasimayaal Cusub loo Magacaabay
Arbaco, Oktoobar 08, 2014 (HOL) —Madaxweynaha Puntland ayaa 13 agaasime usoo magacaabay 11 kamid ah wasaaradaha uu Maamulka Puntland ka kooban yahay.

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska war-faafinta ee Madaxtooyada Puntland ayaa lagu shaaciyey magacyada agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha Puntland.

Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland, Somalia