4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Oct 21, 2014
Guddi u xilsaaran xallinta Mushkiladda Gobolka Hiiraan oo Go’aano soo saaray

Talaado, Oktoobar 21, 2014 (HOL) — Shir ay maanta isugu yimaadeen guddiga amniga ee golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada oo loo xilsaaray xallinta mushkiladda gobolka Hiiraan ka jira ayaa laga soo saaray go'aamo dhawr ah oo ku aaddan rabshadaha ka dhacay gobolka Hiiraan.

Haddaba halkan hoose ka akhriso go’aannadii laga soo saaray shirka Golaha amniga iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada ay kasoo saareen shirkoodii ay maanta ku yeesheen Muqdisho.

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya