Isniin, July 21, 2014 (HOL) — Heshiis ku saabsan isku xirka shirkadaha isgaarsiinta ee Hormuud, Nationlink iyo Somtel oo ka howlgala Soomaaliya ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis ay isugu furayaan khadadkooda isgaarsiinta.
War-murtiyeed ay soo saareen shirkadahan ayay ku sheegeen in saddexdooda ay heshiis ku gaareen inay sameeyaan shirkad gaar ah oo ka shaqeysa isku xirta is-gaarsiinta shikadahan.
Haddaba qoraalka ay soo saareen shirkadahan ayaa wuxuu u qornaa sidan:Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online[email protected]Muqdisho, Soomaaliya