4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Jan 9 , 2014
Ururka Al-Islaax oo Amaanay sidii ay u dhacday Doorshadii Puntland

Khamiis, Janaayo 09, 2014 (HOL) — Bayaan ay soo saartay ururka Al-islaax ayaa lagu soo dhaweeyay doorshadii ka dhacday Puntland Arbacadii shalay ahayd ayna kusoo baxeen laba mas’uul oo cusub.

Al-Islaax ayaa sheegtay in doorashadii ka dhacday Puntland ay tahay mid muujinaysa biseylka siyaasadeed shacabka Puntland iyo ahmiyadda ay u leedahay ummadda Soomaaliyeed.

Haddaba halkan hoose ka akhriso bayaanka kasoo baxay Al-Islaax:

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya