Arbaco, Janaayo 29, 2014 (HOL) — Ciidamada dalka Itoobiya ayaa toddobaadkii hore ku biiray howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, iyadoo la sheegay inay ka howlgalayaan gobollada Gedo, Bay iyo Bakool oo ah qaybta saddexaad ee howlgalka AMISOM.
Haddaba halkan hoose ka Daawo Sawirrada markii ay ciidamada AMISOM ku biirayeen howlgalka AMISOM, kaddib xaflad ka dhacday magaalada Baydhabo.
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online[email protected]Muqdisho, Soomaaliya