MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA: “Sax ma ahayn in Odayaasha sidaas loola dhaqmo balse ma jirin cid kula heshiisay in Xasan Daahir guri gaar ah..WAREYSI

Axad, July 07, 2013— Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xariga Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo dagaalladii ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose iyo arrimo kale oo badan ka daawo wareysigan oo uu siiyay TV-ga Universal.

 







Axad, July 07, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud oo maanta kulan la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay inay bisha barakeysan ee Ramadaan taageeraan masaakiinta gaar ahaan barakacayaasha ayna ka farxiyaan carruurta Soomaaliyeed maalinta ciidda ee bishan ku xigta.

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Waxaa maanta magaalada Qardho si diirran loogu soo dhoweeyey wefdi ballaaran oo uu horkacayo madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxmuud Faroole, islamarkaana uu qayb ka yahay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe).

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Dagaal u dhexeeya ciidammo kawad tirsan dowaldda Soomaaliya ayaa maanta ka dhcay Buurha-kaba ee gobolka Bay, waxaana la sheegayaa inay iska dileen ciidamadan shan askari ayna isaga dhaawaceen dagaalka askar kale oo fara badan.

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Kooxo hubeysan oo aan la garanayn ayaa toogasho ku dilay caawa fiidkii wariye ka mid ah wariyeyaasha ka howlgala magaaladaas, iyadoo kooxaha dilka geystay ay u suurogashay inay goobta ka baxsadaan.

AxadSunday, July 7, 2013(HOL)—Boqolaal dadweyne ah oo ka kooban qeybaha Bulshada ayaa Maanta waxa ay isu soo bax balaaran ka dhigeen waddoyinka waaweyn ee Magaalada Melbourne.

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Dibadbaxayaal haween u badan ayaa maanta ka dhigay Muqdisho bannaanbax ay ku dalabnayeen in dowladda Soomaaliya ay maxkamad soo taagto Sheekh Xasan Daahir Aweys, waxayna dadkan wateen boorar ay ku qoran yihiin inuu yahay gacan-ku-dhiigle dad badan dilay.

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Madaxweynaha KMG ah ee dalka Masar, Cadli Mansuur ayaa maanta sheegay inuusan ra’iisul wasaaraha Masar u magacaabin siyaasiyiinta Maxamed Al-baraadici oo ka mid ahaa xubnihii sida weyn ugu ololeynayay in xukunka laga tuuro madaxweynihii lasoo doortay ee dalka Masar Maxamed Mursi.

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay Bariga magaalada Qardho marxuum Boqor C/llaahi Boqor Muuse King-Kong oo bishii hore ku geeriyooday xarunta dalka Finland, kaddib markii uu halkaa ku xanuunsaa muddo bilooyin ah.

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Wafdiyo ka socday Soomaaliy iyo Somaliland oo ka qaybgalaya shirka labaad ee labadan dhinac ku dhexmaraya Istabnuul ayaa maanta la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga, Axmed Daa’uud Oogle oo gar-wadeen ka noqonaya shirkan.

Axad, July 07, 2013 (HOL) —Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud, ra’iisul wasaaraha, wasiiro iyo xildhiabanno ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qaybgalay salaaddii janaasada ee Boqor C/llaahi Boqor Muuse (King-Kong) oo maydkiisa maanta laga soo dajiyay garoonka weyn ee magaalada Muqdisho.

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Askari ka tirsan ciidamada dowladda Somalia iyo nin hubeysan oo la sheegay inuu geystay dilka askariga ayaa lagu dilay maanta isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Waaxda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee wasaaradda horumarinta adeegga bulshada xukuumadda Somalia ayaa wadda qorshe ay ku qaadanayso macallimiin Soomaaliyeed oo tiradoodu dhan tahay 1,000, kuwaasoo wax ka dhigi doona iskuullada ku yaalla gobollada Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya.

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Siyaasiyiinta Kenya iyo gacanacsatada jaadka ayaa ugu baaqay xukuumadda Kenya inay kala hadasho dhiggeeda Britain go’aanka lagu mamnuucayo ganacsiga jaadka, kaasoo sabab u noqonaya in malaayiin doollar oo khasaare ah ay soo wajahdo wax-soo-saarka beeraha dalka Kenya.

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xariga Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo dagaalladii ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Axad, July 07, 2013 (HOL) — Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa waxaa ka socota qabanqaabada wajigii labaad ee wadahadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland, kuwaasoo maalinta berri ah ka furmi doona magaaladaas.

Somali News

7/7/2013 8:46 AM EST
The director of the National Security Agency said Tuesday the government's sweeping surveillance programs have foiled some 50 terrorist plots worldwide, including one directed at the New York Stock Exchange, in a forceful defense of spy operations that was echoed by the leaders of the House Intelligence Committee.

7/7/2013 8:16 AM EST
The African Union turned 50 in May, celebrating a number of milestones the region has made in terms of governance and development.

7/7/2013 6:27 AM EST
Recently, at an African First Ladies peace mission, First Lady Margaret Kenyatta noted Kenya host over 700,000 refugees and asylum seekers. This is the largest number in Africa, and is clearly exerting pressure on resources.

7/7/2013 6:25 AM EST
The UN Security Council has called on the international community to support Somalia in the process to establish long-term stability, while recognizing recent progress in the northeastern African country.

7/7/2013 6:20 AM EST
Yemeni Foreign Minister Abu Bakr Al-Qirbi said on Saturday that his country is giving shelter to more than one million refugees and illegal immigrants, mostly from the African continent.

7/7/2013 6:17 AM EST
Even after nearly two years of waiting and undergoing unprecedented anguish and gloom, two families whose loved ones were abducted by Al-Shabaab insurgents are not about to give up hope for their return.

7/7/2013 5:47 AM EST
Police have arrested Ethiopian and Somalian aliens who had booked up in a small Kwakswell lodge at Milalani area of Msambweni Sub-County Kwale County.

7/7/2013 5:45 AM EST
Life for the ethnic minority Bantu people from Somalia has meant a steady stream of danger, whether from armed militiamen, wild animals or disease-infested refugee camps.

7/7/2013 5:41 AM EST
Turkey always keeps Somali and Somaliland dialogue on its agenda, Davutoglu said.

7/7/2013 3:27 AM EST
Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxaa laga soo gabagabeeyey cayaaro kala duwan oo lagu maamuusayey maalintii xornimada Soomaaliya
Click here