4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Feb 28, 2013
DAAWO SAWIRRADA Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo ku sugan Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Bay


Khamiis, Feberaayo 28, 2013 (HOL) — Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo shalay si nabadgalyo ah kula wareegay degmada Buur-hakaba ee gobolka Bay ayaa weli ku sugan halkaas iyadoo aysan ka dhicin wax dagaallo ah.

Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa sawirrada ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Afrika oo ku sugan gudaha iyo daafaha degmada Buurbakaha ee gobolka Bay:














Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya