Ururka Hayanmedia oo kulan looga hadlayay Warbaahinta Soomaaliya ku qabtay Nairobi

Baroor-fiiq loo sameeyay intii uu kulanka socday dadkii ku geeriyooday qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho