11/11/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, September 23, 2025

Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Qaranka iyo xildhibaanno ka tirsan labada gole ayaa ku dhawaaqay in ay dacwado sharci ah ka gudbinayaan Madaxweynaha Federaalka, xukuumaddiisa iyo saraakiil lagu eedeeyay tacaddiyo xuquuqul insaan, musuq iyo barakicinta qoysas sabool ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 21, 2025

Axad, September 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa si cad ugu muujiyey taageero Congress-woman Ilhan Omar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, taasoo keentay fal-celin siyaasadeed oo gudaha iyo dibaddaba laga dareemay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 20, 2025

Sabti, September 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah, Marwo Ramla Cali, oo si weyn ugu caan baxday ciyaaraha feerka heer caalami, isla markaana ku meteshay magaca iyo calanka Soomaaliya meelo badan oo dunida ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 19, 2025

Jimco, September 19, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa saacadihii u dambeeyay meel mariyey qaraar lagu soo celinayo cunaqabataynta saarnayd Iran.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 18, 2025

Khamiis, September 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay nidaamka cusub ee dowladdiisa ku hirgalisay Barnaamijka E-visa ee maalmihii la soo dhaafay sida weyn u hadal hayeen bulshada Soomaaliyeed.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]