More Articles
Arbaco, July 30, 2014 (HOL) โ Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu saxiixay heshiis maamul KMG ah loogu dhisayo gobollada Gal-guduud iyo Mudug oo ka tirsan gobollada ku yaalla bartamaha Soomaaliya, iyadoo heshiiskaas saxiixiisa ay goobjoog ka ahaayeen xubno ka kala socday maamullada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca, laakiin waxaa maqnaa xubnihii matalayay maamulka Ximin iyo Xeeb; inkastoo qoraalkii kasoo baxay madasha shirka uu ka muuqday saxiixa ruux heshiiska ku matalayay Ximan iyo Xeeb.
Warkii oo dhan
Talaado, July 29, 2014 (HOL) โ AMISOM ayaa shir looga hadlayay ammaanka iyo la-dagaalanka Al-shabaab oo ay ka qaybgaleen waxgarad iyo xubno ka tirsan maamulka gobolka Bay ku qabatay magaalada Baydhabo, iyadoo uu shirkaas ka hadlay taliyaha ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM.
Isniin, July 28, 2014 (HOL) โ Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa maanta kula tukaday salaaddii ciiddul fidriga boqolaal dadweyne iyo masโuuliyiin kale ah masjidka isbahaysiga Islaamka, iyadoo ammaanka masaajidka si aad ah loo adkeeyay.
Axad, July 27, 2014 (HOL) โ Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday caawa in berri oo Isniin ah ay tahay maalin ciid ah, kaddib markii bisha Shawaal laga arkay deegaanno ka tirsan Soomaaliya.
Sabti, July 26, 2014 (HOL) โ Tan iyo markii ay dhalatay bisha Ramadaan oo gabo-gabo ah ayaa waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay ugu yaraan 71-qof oo ay ku jireen laba ka mid ah xildhibaan oo baarlamaanka Soomaaliya, askar, dad shacab ah iyo masโuuliyiin ka tirsan dowladda.
Jimco, July 25, 2014 (HOL) โ Fannaaniinta Soomaaliyeed ee kala ah Hibo Nuura, Cadar Axmed Kaahin iyo Shariif Jeeg ayaa ka hadlay dilkii loogu geystay Muqdisho maalin ka hor maxuumad Saado Cali Warsame, iyagoo muujinayay daroonkooda ku aaddan dilka.