1/18/2022
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Juun 23, 2012

Waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya lagu qabtey, munaasabdii labaad ee xaflad loogu magac darey (Easleigh Peace Festival).

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 22, 2012

Jimco, June 22, 2012(HOL): Xaflad si heer sare ah loo soo agaamisay isla markaana lagu caleemo saarayay Caaqilka Beesha Digil iyo Mirifle ee Somaliland Caaqil Cali Maxamed Ibraahim “Cali Iraaqi” ayaa maanta ka dhacday Hall-ka City Center Hotel ee magaalada Hargeysa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 21, 2012

Khamiis, June 21, 2012(HOL): Shirkii Somalia iyo Somaliland uga socday Magaalada London ee dalka Britain ayaa la soo gebagebeeyay, iyadoo shirkana ay soo baxeen qodobbo dhowr ah, kuwaasi oo ay labada dhinac ku heshiiyeen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 20, 2012

Araca, June 20, 2012-Waxaa magaalada Örebro ee dalka Sweden lagu qabtay koob Kubadda Cagta ah oo ay ka qeybgaleen Caruur Soomaaliyeed oo magaaladaas ku nool, kuwasi oo da’dooda ay u dhaxeyso 8—9 sano jir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 19, 2012

Talaado, June 19, 2012 (HOL) — Madaxda Soomaalida ayaa waxay ku qulqulayaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo lagu wado inuu maalinta Berri ah uga furmo shir ay uga hadlayaan waxyaabihii ka qabsoomay Roadmap-ka iyo sidoo kale heshiiskii ay bishii hore ku gaareen magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 18, 2012

Isniin, June 18, 2012(HOL): Orodyahan Soomaaliyeed oo degan magaalada Nijmegen una orda dalka Holland ayaa ku guuleystey oradka 5000m ee dalka Holland oo lagu qabtey magaalada Amsterdam garoonkeeda Olympicsh Stadion taariikhdu marka aheyd 18 June 2012.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]