More Articles
Isniin, September 15, 2014 (HOL) โ Soomaalida lagu dilay Koonfur Afrika ee sannadkan ayaa tiradooda lagu sheegay inay garayso 43-qof, kuwaasoo ay ku jiraan saddex Soomaali ah oo maanta lagu dilay duleedka magaalada Pretoria ee xarunta ah, iyadoo 26 ka mid ah dadkaas lagu dilay Cape-town iyo duleedyadeeda.
Warkii oo dhan
Axad, September 14, 2014 (HOL) โ Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inay si dhaqso ah wadahadal ugala furayso dowladda Soomaaliya muranka dhinaca badda ah ee labada dal u dhexeeya, kaasoo gaaray heer maxkamadeed.
Sabti, September 13, 2014 (HOL) โ Raโiisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhimashadii hoggaamiyaha Al-shabaab, Axmed Cabdi Ow-Maxamuud Godane, isagoo sheegay in taasi ay guul Soomaaliya iyo gobolka oo dhan u soo hoyatay.
Jimco, September 12, 2014 (HOL) โ Kaddib markii dhawaan la shaaciyay in nin Turki ah oo wata baasaboorka dublamaasiga ee Soomaaliya kana ganacsada daroogada lagu qabtay dalka Bulgaria ayaa waxaa arrintaas ka hadlay Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah guddiga arrimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya.
Khamiis, September 11, 2014 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxnimo ee Soomaaliya marka la gaaro 2016-ka.
Arbaco, September 10, 2014 (HOL) โ Bannaanbax loog soo horjeedo Maxamed Cismaan Jawaari iyo danjire Nicholas Kay ayaa maanta ka dhacay xarunta ADC-da iyo buundada Abshir Kaahiye ee magaalada Baydhabo, iyadoo berri uu ka furmo doono Baydhabo shir lagu dhisayo maamul saddex gobol ka kooban.