10/23/2021
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Juun 12, 2012

Talaado, Juun 12, 2012 (HOL) - Xaflad qalinjabin oo si caalami ah loo soo agaasimey ayaa ka dhacdey Satadiumka weyn ee “Century link Field”oo ku yaala magaalada Seattle. Hadaba munaasabadan oo aheyd mid aad iyo aad u balaaran ayaa waxaa lagu gudoonsiinayay shahoodooyin ardayda ka qalinjabisey jaamacada Washington,

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 11, 2012

Isniin, June 11, 2012 (HOL) — Xukuumadda Mareykanka ayaa ku hanjabtay inay ku soo rogayso xayiraaddo ay ka mid yihiin kuwa safarrada iyo dhaqaalaha cid walba oo ka hortimaadda fulinta heshiiska Roadmap-ka, dastuurka cusub iyo weliba in madaxweyne la doorto.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 10, 2012

Axad, June 10, 2012(HOL): Shirkii looga hadlayay arrimaha ammaanka iy o nabadgelyada dalalka Geeska Afrika ee ka socday Magaalada Lund ee dalka Sweden ayaa maanta la soo gebagebeeyay, iyadoo uu socday muddo seddex maalmood ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 9, 2012

Sabti, June 09, 2012 (HOL) — Ciidammo Itoobiyaan ah oo wata gaadiid dagaal oo fara badan ayaa maanta soo buuxiyay degmada Luuq ee gobolka Gedo, halkaas oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 8, 2012

Jimco, June 08, 2012(HOL): Waxaa magaalada Lund ee dalka Sweden ka furmay shirka Lund oo ah shir sanadle ah, iyadoo sanadkanna la qabtay sanadkii 11aad. Shirka ayaa sanadkan looga hadlay arrimaha Ammaanka iyo Nabadda dalalka Geeska Afrika.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 7, 2012

Khamiis, June 07, 2012 (HOL) — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in 33-milyan oo doollar ay ku bixinayso warbixinnada ku saabsan toddoba sarkaal oo ka tirsan hoggaanka sare ee Al-shabaab, iyadoo tani ay noqonayso markii ugu horreysay oo Mareykanka uu saraakiil Al-shabaab ka tirsan dul-dhigo abaal-marin lacageed.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]