More Articles
Jimco, Maarso 20, 2015 (HOL) โ Raโiisal Wasaaraha Waddanka Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu ciidamadiisa kala baxo gudaha Soomaaliya haddii ay Somalia nabad ka dhalato.
Warkii oo dhan
Khamiis, Maarso 19, 2015 (HOL) โ Raโiisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaโarke oo ku sugan dalka Qatar ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Telefishinka Al-jazeera ku sheegay in xukuumaddiisu ay xoogga saari doonto dhanka ganacsiga dalka.
Arbaco, Maarso 18, 2015 (HOL) โ Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa manta warbaahinta ugu sheegay magaalada Hargeysa inaanay mar dambe hor-fariisan doonin dowladda Soomaaliya.
Talaado, Maarso 17, 2015 (HOL) โ Bannaanbax ay ka qaybgaleen boqollaal ruux oo reer Muqdisho ayaa maanta ka dhacay Daljirka Dahsoon ee Muqdisho, kaasoo looga cabanayay baaritaannada ay shirkado dalalka caalamka qaar ka mid ah biyaha ay ku muransan yihiin Kenya iyo Soomaaliya.
Isniin, March 16, 2015 (HOL)- Gudoomiyaha aqlabiyadda barlamaanka KenyaAadan Ducaale ayaa sheegay in dowladdiisa ay diyaar u tahay in ay wada hadal la yeelato kooxda Al-shabaab oo ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ,waxaana uu tilmaamay in arintan ay u xilsaari doonaan odayaasha dhaqaanka iyo hogaamiyayaasha diinta ee dalkaas
Axad, Maarso 15, 2015 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa mar labaad isku shaandheyn kooban ku sameeyey golaha wasiirrada.