More Articles
Isniin, May, 06, 2019 (HOL) โWarar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo galinkii danbe ee maanta ku dhaxmaray dulleedka degmada Baclad ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Ururka Al-shabaab.
Warkii oo dhan
Axad, May, 05, 2019 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya , Abiy Axmed ayaa mar iskudayay inay si wadajr ah uga dagaan magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland, laakin taas ma dhicin.
Sabti, May, 04, 2019 (HOL)- Magaalada Garoowe ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland waxaa galabta gaaray madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinta berri ah halkaa ka furaya shirka dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada.
Jimco, May, 03, 2019 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax si weyn looga maqlay magaalada oo dhan.
Khamiis, May, 02, 2019 (HOL)- Puntland ayaa diiddey xeerka doorashooyinka iyo xisbiyadda ay meelmariyeen golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya.
Arbaco, May, 01, 2019 (HOL)- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa markiiba is deg deg u magacaabay xilkii uu iska casilay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle.