More Articles
Axad, May, 12, 2019 (HOL) โ Shir saddex-geesood ah ayaa maanta uga furmay magaalada Garoowe maamul-gobolleedyada Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfurgalbeed,iyadoo inta badan shirka diirrada lagu saarayo iskaashi ay yeeshaan maamullada.
Warkii oo dhan
Sabti, May, 11, 2019 (HOL) โRaโiisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kaddib shirkii fashilka iyo is afgarad laโaanta ku soo dhamaaday ee magaalada Garoowe uga socday madaxda Soomaalida Shantii cisho ee la soo dhaafay.
Jimco, May, 10, 2019 (HOL)-XildhibaanXaaji Cabdikariim Xuseen (Xaaji Cabdi Wareebe) oo ka mid ahaa xildhibaanada golaha Guurtidda ayaa maanta ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaaladda Hargeysa.
Khamiis, May, 09, 2019 (HOL)- Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya, Saadiq Warfaa iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya ,Carlo Campanille ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay labo heshiis oo waa weyn.
Arbaco, May, 08, 2019 (HOL)- Wararka aan ka helayno Jaamacadda Jigjiga ayaa waxay sheegayaan in biyo yaraani ka jirto Jaamacadda, iyadoo ardaydu ay safaf dhaadheer u galaan goobtay biyaha ka heli lahaayeen.
Talaado, May, 07, 2019 (HOL) โ Xarun fadhigeedu yahay magaalada Garoowe ee Center For Policy Alternatives ayaa Isniintii baahisay inay diyaarinayso kulan dadweyne oo madaxweyne Farmaajo uu kula hadlayo dadweynaha,iyadoo ciwaan looga dhigay 'Hannaanka doorasho ee dalku wajahayo iyo doorka bulshada rayidka ah'.