11/12/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 4, 2025

Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Boosaaso ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Turkiga, oo uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 3, 2025

Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u soo saaray war-saxaafadeed ay ku cambaareeyeen qaabka loo wado doorashada maamulka cusub. Musharraxiintu waxay muujiyeen walaac xooggan oo ku saabsan faragelin ay sheegeen inay ka imaanayso Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka, gaar ahaan Wasiir Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), oo lagu eedeeyay inuu si toos ah u taageerayo koox gaar ah si ay ula wareegaan hoggaanka maamulka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 2, 2025

Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) - Puntland ayaa si adag uga hortimid maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, oo ay ku midaysan yihiin gobollada Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 1, 2025

Jimco, Agoosto 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso dagaallada ay ka waddo gobolka Gedo, isagoo sheegay in colaadahaasi ay carqaladeynayaan dadaallada lagu wajahayo kooxaha argagixisada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 31, 2025

Khamiis, Luulyo 31, 2025 (HOL) - Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]