11/12/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 18, 2025

Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay hoos u dhaca maalgelinta gargaarka bini’aadantinimo ee Soomaaliya. Warbixin cusub oo kasoo baxday QM ayaa lagu sheegay in Soomaaliya la gaarsiiyay kaliya 17% maalgelintii gbani’aadamnimo ee qorshaysnayd sanadkan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 17, 2025

Axad, Agoosto 17, 2025 (HOL) - Liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhex si rasmi ah loo shaaciyay, kaddib muran ka taagnaa kalsoonida lagu qabo guddiga hubinta iyo ansixinta xildhibaaanada ee ay DFS soo magacowday.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 16, 2025

Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaareyaashii hore Xasan Cali Khayre iyo Maxamed Xuseen Rooble, iyo siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay shir gaar ah ku yeeshay hoyga Shariif Sheekh Axmed ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 15, 2025

Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) - Safaaradda Soomaaliya ee Washington D.C. ayaa si adag uga hortimid tallaabo kasta oo lagu wiiqayo midnimada dhuleed iyo qarannimada dalka, iyadoo mar kale ku celisay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal mideysan oo leh madax-bannaani buuxda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 14, 2025

Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa goordhaw faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal khasaare kala duwan geystay oo saakay aroornimadii hore ka dhacay xaafada Horseed ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 13, 2025

Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Hay’adaha amniga Puntland, oo kaashanaya Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya (NISA) iyo Booliiska Adduunka (Interpol), ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu soo dhigay Agaasimihii hore ee Isbitaalka guud ee Qardho, Dr. Jaamac Ildab, oo loo haysto kiisas kufsi ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 12, 2025

Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo ah Madaxweynaha Soomaaliya isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga siyaasadeed ee JSP, ayaa si rasmi ah isu diiwaangeliyay doorashada hal qof iyo hal cod ah, waana tallaabo muhiim ah oo uu ku muujinayo taageeradiisa buuxda ee hirgelinta nidaamkaas doorasho.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]