11/12/2025
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Agoosto 24, 2025

Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 22, 2025

Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag u weeraray qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee dalka, isaga oo uga digay in aysan isku dayin inay ku kacaan abaabul ciidan ama hubeysan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 21, 2025

Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo si gaar ah u dul istaagay aragtidiisa ku aaddan mucaaradka iyo hanaanka dimuqraadiyadeed ee dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 20, 2025

Arbaco, Agoosto 20, 2025 (HOL) - Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, larry Andre. ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka in ay si taxaddar badan uga fiirsato arrinta Somaliland, xilli ay sii xoogeysanayaan codadka gudaha Mareykanka ee ku baaqaya in maamulka Hargeysa loo aqoonsado dal madax-bannaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 19, 2025

Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Danjire Maxamed Cali Nuur Ameriko inuu noqdo maareeyaha cusub ee Dekedda Muqdisho, taas oo ah tallaabo istiraatiiji ah oo lagu horumarinayo hufnaanta iyo howlgalka dekedda oo ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan dalka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]