More Articles
Mogadishu (HOL) - A court in Central Somalia's Galmudug State has sentenced three Yemeni nationals to jail terms and fines for illegally fishing in Somalia's territorial waters.
Full Story
Isniin, November, 06, 2017 (HOL) โMadaxweynayaasha dowlad gobolleedka qeybta ka ah dowladda federaalka oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta hortagay mudanayaasha Aqalka sare.
Warkii oo dhan
MOGADISHU (HOL) - Somali federal government and state leaders Sunday greed on a joint offensive against Alshabaab following the conclusion of eight day consultative conference in Mogadishu.
Axad, November, 05, 2017 (HOL) โ Waxaa goor dhow la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo lagu saxiixay war murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda.
The main concept of the competition was to draw young children to the sport and harvest their talents from an early age. It brings the Somali youth in South London together and hopes to build their confidence in football and develop a passion for the sport in order to stay out of trouble.
Sabti, November, 04, 2017 (HOL) - Safiirka Somaaliya ee Turkiga Jama Abdullahi Mohamed ayaa Wareysi uu siiyay Wargeyska Daily Sabah ku sheegay in Saldhiga millateri ee turkiga uu ka furay Muqdisho in uu bilow u yahay dhismha Dowladnimada Soomaaliya
Mogadishu (HOL) - Unidentified planes have carried out air assaults on ISIS-held area in Northern Somalia on Friday, targeting high-value militantโs commanders, according to witnesses and local officials.
Jimco, November, 03, 2017 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka lagu magacaabo Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhacday duqeyn, loo maleynayo in lala beegsaday madaxda kooxda la baxday Garabka Daacish ee Soomaaliya oo uu hogaamiyo Cabdulqaadir Muumim.
BOSASO, Somalia (Reuters) - A protester was killed in the town of Bosaso in Somaliaโs semi-autonomous Puntland region on Wednesday after demonstrations broke out in opposition to a concession deal for the management of its port, residents said.
Khamiis, November, 02, 2017 (HOL) โ Jen Mukhtaar Xusseen Afrax ayaa maanta si KMG ula wareegay xilka taliyaha ciidamada booliiska, kaddib markii dhawaan xubnaha gollaha wasiirada xilkii ka qaadeen taliyihii ciidamada Jen C/xakiin Daahir Saciid [ Saacid]
Booliska waddanka Australia ayaa baaritaan kaddib helay oo aqoonsaday maydka gabar Soomaaliyeed oo aheyd kalkaaliso caafimaad taas oo tan iyo Sabtidii ay qoyskeeda La'aayeen.
ANKARA - Turkey's first locally designed and produced assault rifle MPT-76 has begun serving the country's allies, security sources said Tuesday.