More Articles
Khamiis, November, 23, 2017 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan ragii fududeeyay qaraxii dadka badan ku dhamaadeen ee 14-kii October ka dhacay Isgooska Soobe.
Warkii oo dhan
MOGADISHU,(HOL)-Somalia’s Federal government on Thursday apprehended a Somali soldier who is linked with a mistaken shooting in Mogadishu.
Full Story
Somalia’s government said on Wednesday it had requested the U.S. air strike which killed more than 100 suspected militants on the previous day to help pave the way for an upcoming ground offensive against Islamist militant group al Shabaab.
Arbaco, November, 22, 2017 (HOL) – Ciidamada Amniga Somaliland ayaa xabsiga dhigay wasiirkii hore ee Kalluumaysiga iyo dekeddaha Dr. Maxamed Yaasiin oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI iyo Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin (Tima-Cadde) oo ka tirsan golaha deegaanka ee Hargeysa.
HARGAISA,(HOL)-Somaliland's National Election Commission (NEC) has officially declared Kulmiye's candidate, as the winner of the presidential election in the just-concluded polls.
Talaado, November 21, 2017 (HOL)- Guddida doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay xisbiga ku guulaystay doorashadda Somaliland, waxaana loo doorty madaxweynaha shanta sanno ee soo socda Musharax Muuse Biixi iyo musharax madaxweyne ku xigeen C/raxmaan Saylici oo ka sharaxnaa xisbiga KULMIYE.
Isniin, November, 20, 2017 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta hortagay baarlamaanka Soomaaliya ayaa u gudbiyay xildhibaannada faah faahin ku saabsan misaaniyada sanadkan 2018ka iyo deeqa ay dowladdu heyshay iyo kuwa la filayo intaba.
Kenya’s supreme court has dismissed two petitions against the Oct. 26 reelection of president Uhuru Kenyatta. In a summary of their judgment, the six-judge bench unanimously decided that the petitions had “no merit” and upheld his win for a second term.
Hirshabelle president, Mohamed Abdi Waare and the state lawmakers inked agreement to appoint the new cabinet from outside.
Axad, November, 19. 2017 (HOL) – Wasiirka Wasaarrada Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa warqad uu 9-kii bishan u qoray Guddoomiyaha Golaha shacabka ayuu ku wargeliyay in Xildhibaanada aan wax canshuur ah laga goyn wixii ka dambeeya October 2017 la bilaabi doono in canshuurista Gunnada ay qaataan Xildhibaanada.
MOGADISHU (HOL) - The rendition of Abdikarim Muse Qalbi-Dhagax, ONLF commander and former Somali military officer, to Ethiopian was illegal, a report by parliamentary committee said.
Sabti, November, 18, 2017 (HOL) – Kaddib kulan maanta ay ku yeesheen xarunta gollaha shacabka xildhibaannada baarlamanka oo warbixin ka dhageystay guddigii loo saaray Kiiska dhiibistii C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aankii ay xukuumadda ka qaadatay arrintan.