More Articles
JOHANSBERG,(HOL)-Armed South African thugs have killed two Somali nationals in Johannesburg, the latest in a string of attacks against Somali business community in South Africa.
Full Story
Khamiis, November, 30, 2017 (HOL) -Kooxo hubaysan oo u dhashay Koonfur Afrika ayaa xalay maqribkii labo wiil oo Somali ah ku dilay goob ganacsi oo ku taala magaalada Johansberg ee dalkaasi , xili ay qorshaynayeen in ay boobaan goobtooda ganacsi.
Warkii oo dhan
MOGADISHU (HOL) - United state on Wednesday denied the allegations of civilians killed in a joint operation at a farm in Bariire village of Somalia's Lower Shabelle region in late August.
Arbaco, November,29, 2017 (HOL) – Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhowaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.
National Super Alliance (Nasa) leader Raila Odinga now says, like President Uhuru Kenyatta, he will also be sworn in as "the people’s president".
Talaado, November, 28, 2017 (HOL) - Dowladdaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday mashaariic hormarineed oo ku kacaya lacag dhan $ 200 oo million oo dollar.
Isniin, November, 27 (HOL) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow u ambabaxay dalka Kenya, ka dib casuumaad uu ka helay dhigiisa dalkaasi Kenya Uhuru Kenyata.
More than 10,000 local residents are reported displaced in November due to an ongoing conflict in Middle and Lower Shabelle region in Somalia’s south, a Norway-based humanitarian agency said on Monday.
Axad, November, 26, 2017 (HOL) – Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo ku-xigeenkiisa Maxamed Xaanshi Carabey oo si wadda jir ah uga ambabaxay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa gaaray dalka Jabuuti oo uu ka furmayo wadahadal ay la yeelanayaan mas’uuliyiinta sar sare ee maamulka Ahlu Sunna Waljameeca.
MOGADISHU(HOL)-Prime Minister, Hassan Ali Kheire on Sunday named Mohamed Mursal Osman as Somalia's new defense minister after his predecessor left the office on October this year.
Sabti, November, 25, 2017 (HOL) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kula kulmay dugsiga Tababarka ciidamada booliiska ee Jenaaral Kaahiye 600 oo dhalinyaro si mutadawacnimo ah ugu istaagay in ay ka qayb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo has condemned the heinous terror attack on Friday on a mosque in Egypt's Sinai Province that left over 235 people dead and scores injured.