More Articles
Sabti, December, 30, 2017 (HOL) –Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo la hadlay VOA ayaa sheegay in aysan jirin ciidamo dowlad kale ka amar qaatay oo ka howlgala dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.
Warkii oo dhan
Nairobi (HOL) - At least eight administration officers have been reportedly killed on Saturday after suspected Al-Shabaab gunmen attacked three AP and police camps in Garissa and Ijara towns in northeastern Kenya.
Full Story
Over 75,000 refugees have been voluntarily repatriated since the government of Kenya, Somalia and the UNHCR signed a voluntary repatriation agreement on November 10, 2013.
Jicmo, December, 29, 2017 (HOL)–Doorashooyin heer Qaran ah, Qaraxyo iyo Weerarro culus oo dad badan ku dhinteen, Dilal qorsheysan iyo Isbadalo siyaasadeed waxey Astaan lagu xasuusto u noqon doonaan sanadkan 2017da ee sii dhamaanaya.
Bodies of 13 Somalis believed to have suffocated in the back of a container truck were discovered on Tuesday in a village in central Mozambique.
Khamiis, December, 28, 2017 (HOL)-Sannadkan sii dhamaanaya ee 2017 Malaayiin dad ah oo Soomaali ah ayaa ku barakacay iska hor imaadyo hubeysan iyo kuwa kale ayaa lagu dilay, laguna dhaawacay rabshado.
The United States carried out an air strike on Christmas Eve against the Shabaab Islamist group that left 13 dead, according to a statement released Wednesday.
Arbaco, December, 27, 2017 (HOL)–Gollaha wasiiradda cusub ee maamul gobolleedka Hishabeelle ayaa goor dhaw oo maanta ah lagu dhaariyay xarunta maamulka gobolleedka Jowhar, kaddib markii ay helleen codka kalsoonida baarlamaanka maamulka.
Talaado, December, 26, 2017 (HOL) – Qoraal ka soo baxay guddoomiyaha maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa ku wargalisay Xeer ilaalinta Soomaaliya in mar kale maalinta Berri ah dib leysugu soo laabto dhagysiga dacwada ka dhanka ah Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur,
Minneapolis police have removed a memorial that a white nationalist group created to honor an Australian woman killed by a Somali-American officer last summer.
The Somali Football Federation (SFF) has announced plans to host international games beginning next year because of improving security, the head of the body has announced.
Isniin, December, 25, 2017 (HOL) - Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa muddo 27-sano kadib maanta xariga ka jaray xarunta Carruurta Agoonta Ciidanka Booliska,iyadoo ay ka qeyb galeen ku simaha ahna taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax,la-taliye sare ee xafiiska madaxweynaha dhinaca Arrimaha Siyaasadda Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda.