More Articles
Jimco, Janaayo, 05, 2018 (HOL) โ Dowladda Mareykanka ayaa Liiska Argagixisada ku dartay Saddex ruux oo uu ka mid yahay Abuukar Cali Aadan oo la sheegay in uu yahay ku-xigeenka hogaamiyaha Al-shabaab.
Warkii oo dhan
Somali State Minister for Defense Mohamed Ali Haga has confirmed to VOA Somali for the first time that the Turkish government has recently supplied weapons to the Somali army.
Full Story
Israel said on Wednesday it would pay thousands of African migrants living illegally in the country to leave, threatening them with jail if they are caught after the end of March.
Khamiis, Janaayo, 04, 2018 (HOL) โRaโiisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw xilalkii ka qaaday Saddex wasiiro ka tirsanaa xukumadda Soomaaliya, isaga oo magacaabo Wasiirro cusub oo buuxin doona xilalka ay Banneeyeen saddexda Wasiir.
Members of the Somali community in the borough of Ealing (West London) have called for a meeting with the Metropolitan Police to address the growing problems of knife crime and gang violence.
Arbaco, Janaayo, 03, 2018 (HOL) -Raโiisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay sheegay in xukuumadiisu soo dhaweyneyso dhaliilaha uga imanaya mucaaradka, waxaana uu sheegay in ay aqbalayaan dhaliil kasta oo aan aheyn mid Dan Shaqsi ah.
Talaado, Janaayo, 02, 2018 (HOL)โWarar goor dhaw soo gaaray Hiiraan Online ayaa sheegaya in Gurigiisa degmada Dherkeenley lagu toogtay Cali Nuur Shuute oo ah Aabaha dhalay guddoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida Col Xassan Cali Nuur Shuute.
2017 has turned out to be another anus horribilis for journalists throughout Somalia. The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) recorded during the year four journalists killed, 12 wounded, while 22 journalists were arrested and 8 beaten up, or threatened with death or imprisonment.
Isniin, Janaayo, 01, 2017 (HOL) -Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay dhageystay dacwad loo heysto rag lagu eedeynayo in ay ka dambeeyeen qaraxii lagu hoobtay ee 14,kii bishii Oktoobar Sanadkii 2017 ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.
Kenya Defence Forces on Sunday killed five al Shabaab militants and recovered assorted weapons in Garissa, near Kenya-Somalia border.
Axad, December, 31, 2017 (HOL)- Guddiyada Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan uu maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ka soo saaray Qaraar ku aadan Xasaanad ka qaadista Xildhibaano uu dhowaan soo eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir.
MOGADISHU,(HOL)-Over 40 soldiers have been detained in connection with an attack on a house owned by a prominent Somali senator as Somali president orders swiftly probe on the raid.