More Articles
Transfer Galaxy, a company founded by Somali immigrants for cheap and handy money transfers is expanding rapidly and has acquired SEK 30 million ($3.6 million) in venture capital, the Dagens Industri economic daily reported.
Full Story
Arbaco, Feberaayo, 28, 2018 (HOL)โMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka Spain u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia De Viedma.
Warkii oo dhan
Beled Weyne (HOL) - Somali security forces have retaken control of Moqorki town in Central Somalia from Al-Shabaab on Wednesday morning. Driving out the militants who have controlled the town since 2016.
A man deliberately tried to kill a Muslim woman by driving his car into her, just days after the Parsons Green terror attack, a court has heard.
Talaado, Feberaayo, 27, 2018 (HOL)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa si wadajir ah uga hadlay isku dhicii Jimcihii dhexmaray Ciidamada NISA iyo kuwa AMISOM, waxaana kulanka goobjoog ka ahaa, Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Wasiiru-Dowlaha Amniga, Taliyeyaasha Hayโadda Nabad Sugida iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Faransisco Madera oo ay wehliyaan Taliyaasha Booliska iyo militariga ee AMISOM.
Isniin, Feberaayo, 26, 2018 (HOL)โCiidamada Amniga ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah darawalada Mooto Bajaajta oo la baxaday gabar shan Sano jir ah sida uu Hiiraan Online u sheegay Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdicasiis Xildhibaan.
Mogadishu (HOL) - Canadian citizens living in Somalia held a ceremony on Sunday to commemorate Canada's 150th anniversary at a well-organized ceremony in Mogadishu.
Axad, Feberaayo, 25, 2018 (HOL) โ Xuska 150 Sano-Guuradii ka soo wareegtay maalinta xoriyada dalka Canada ayaa lagu qabtay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay munaasabada safiirka Canada ee Soomaaliya.
DUBAI: From Somali-American star Halima Aden to lesser known beauty Amina Adan, hijab-wearing models and beauties of Muslim descent are taking Milan Fashion Week by storm.
Sabti, Feberaayo, 24, 2018 (HOL) -Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliyeed, kaas oo looga hadlayay sida ugu habboon ee loo hirgelin karo Sharciga Isgaarsiinta Qaranka oo la ansixiyay sanadkii hore.
Mogadishu (HOL) - At least one government soldier and a civilian have been killed and two others seriously wounded after African Union troops opened fire on a NISA-manned checkpoint in the heart of Mogadishu on Friday evening, Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban", adviser of the Internal Security and Spokesman of the Ministry, told HOL.
Jimco, Feberaayo, 23, 2018 (HOL)โQeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa wali cakiran kaddib qaraxyo iyo is rasaaseyn maqribnimadii caawa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada oo weerar ka geysteen kooxo hubeysan.