More Articles
MOGADISHU (HOL) - Muslims in Somalia crowded mosques and prayer grounds across the country to offer prayers and sacrifice goats and cows for Eid-Al- Adha Holiday on Tuesday, marking the second major religious festival of Islam.
Full Story
The government is investigating how a senior official in the government of Somalia acquired multiple Kenyan passports and a national identity card with conflicting dates of birth and which he has been using whenever he travels abroad.
Isniin, August, 20, 2018 (HOL) - Toddobo ka mid ah shaqaalaha gargaarka bani'aadamnimada ah ayaa sanadkan oo kaliya lagu dilay Soomaaliya, iyadoo 10 kale-na ay ku dhaawacmeen sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan hay'adda gargaarka ee Qaramada Midoobay ee Geeska Afrika.
Warkii oo dhan
Axad, August, 19, 2018 (HOL)- Abaanduulihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi Cali Caanood oo uu dhawaan madaxweyne Farmaajo xilkii ka qaaday ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar soo baxay oo sheegaya in uu la goostay gadiid dagaal iyo ciidan.
There are more trees in Mogadishu than you might expect, at least in August. From above, the city is knots of green punctured by blue, red and beige roofs rolling into a strip of bright white sand before falling into the sea.
Sabti, August, 18, 2018 (HOL) – Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ku wargeliyay sii hayaha safaaradda, dhammaan diblamaasiyiinta iyo u-qayb-sanayaasha ka hawl-gala safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Khartuum ee dalka Suudaan in ay deg deg ugu soo laabtaan dalka.
Kofi Annan, the former UN secretary-general who won the Nobel Peace Prize for humanitarian work, has died aged 80, international diplomats say. He "passed away peacefully on Saturday after a short illness", the foundation named after him said on Saturday.
Jimco, August, 17, 2018 (HOL) – Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa ka dhacay Waddada Taleex qeybta degmada Hodan oo ka mid ah jidadka ugu isticmaalka iyo mashquulka badan magaalada Muqdisho, waxaana uu ahaa sida goob joogayaal sheegeen miino waddada dhinaceeda la dhigay.
Mogadishu (HOL) - An Ethiopian based private airline has announced that it plans to start regular scheduled commercial flights to Mogadishu, Somalia as early as next week, according to the airline's management.
Khamiis, August, 16, 2018 (HOL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti.
Mogadishu (HOL) - President Farmajo has announced a major shake-up to the security sector on Thursday with changes made to the Villa Somalia, SNA, Somali Police Force.
Arbaco, August, 15, 2018 (HOL)- Sheikh Tamim Bin Hamad al-Thani Amiirka dalka Qatar ayaa sheegay in ay bar bar taagan yihiin sida uu hadalka u dhigay walaalahooda Turkiga, isaga oo ku dhawaaqay maalgashi dhan $ 15n oo ay ku sameynayaan Suuqyada iyo Bankiyada dalka Turkiga.