More Articles
Jimco, September, 21, 2018 (HOL) โKooxo hubeysan ayaa duhur-nimadii maanta gudaha Jaamacada UNISO ku dhax toogtay gabar Ardey aheyd oo lagu magacaabi jiray Aamina Xusseen Xassan gudaha fasalkii ay wax ka baraneysay.
Warkii oo dhan
Khamiis, September. 20, 2018 (HOL) - Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ay ku yeesheen Muqdisho waxaa ay ku oggolaadeen in dawladda Soomaaliya ay qayb ka noqoto axdiga qaramada midoobay ee xuquuqda dadka naafada ah kaas oo golaha ay u soo gudbisay wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka.
MOGADISHU (HOL) - A global media watchdog, the Reporters Without Borders (RSF)), has condemned the murder of Somali radio journalist Abdirizak Said Osman, who was killed in central Somalia.
Full Story
Arbaco, September, 19, 2018 (HOL) โGolaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada ayaa si dhaqso ah uga jawaabay mowqifka dowlad-gobolleedka Hirshabeelle uga laabatay goโaankii shirkii Kismaayo.
Ethiopiaโs goverment held peace talks with members of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) in Asmara, Eritreaโs information minister, Yemane G. Meskel said on Tuesday.
Talaado, September,18, 2018 (HOL)โKoox hubeysan ayaa caawa magaalada Beledweyne gaar ahaan xaafadda Xaawo Taako waxaa ay ku toogteen sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Muumin Xassan Garaad.
MOGADISHU (HOL) - A combined joint task force of the Somali National Army (SNA) and Jubbaland forces killed 11 members of Al-Shabaab terror group near Beled-Hawo town of Gedo region.
Somali Prime Minister Hassan Ali Khayre has said that his government would not accept foreign mediation between the member states and the federal government.
Isniin,September,17, 2018 (HOL)โWar Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarradda arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu si dhaw ula socon doonto ilaalinta nidaamka federaaleynta, dhanka kalana waxaa ay ku baaqday in doorashooyinka ku soo foolka leh maamulada dalka ku qabsoomaan waqtiggii loogu talagalay.
Axad, September, 16, 2018 (HOL) โ Layla Cali Cilmi ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay ee ka soo jeeda bariga Afrika oo ku guulaysta mid ka mid ah kuraasta baarlamaanka dalka Sweden.
Stockholm (HOL) - Leila Ali Elmi, a Somali-Swedish woman from Gothenburg has won a seat in Sweden's parliament known as the 'Riksdag', making her the first East African woman to be elected to parliament.
Sabti, September, 15, 2018 (HOL)โ Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa gaaray Jeddah, si ay u saxiixaan heshiis nabadeed oo udhaxeeya labada dal.