More Articles
Jimco, May, 31, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay iney diyaariyeen ciidankii badali lahaa kuwa ATMIS ee la filayo in dhamaadka sanadkaan dalka isaga baxaan.
Warkii oo dhan
Mogadishu (HOL) — Somalia is set to secure a non-permanent seat on the United Nations Security Council for the 2024-2025 term, running unopposed for the African Group seat. The vote is scheduled for June 6 during the 78th session of the UN General Assembly.
Full Story
ANKARA, Türkiye (HOL)—Türkiye's military and civil technical support is vital for Somalia's stability and economic well-being, according to Fathudin Ali Mohamed, Somalia's recently appointed ambassador to Türkiye. In an interview with Turkish national public broadcaster TRT, Mohamed emphasized that Türkiye's assistance benefits Somalia and contributes to the security and prosperity of the entire region.
Khamiis, May, 30, 2024 (HOL) - Guddiga Sare ee IMF oo dhameystiray dib u eegistii ugu horeysay ee hoos timaada barnaamijka dayn cafinta Soomaaliya, ayaa ogolaaday in si degdeg ah loo bixiyo ilaa 10 milyan oo doolar si ay ugu taageeraan siyaasadda dhaqaale ee Soomaaliya.
Arbaco, May, 29, 2024 (HOL) - Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay ka qeyb galka Somaliland ee caleemo saarka hoggaamiyaha Taiwan oo dhacday 20-kii bishaan May.
Nairobi (HOL) — The African Development Bank has donated $18 million to Somalia to address issues caused by climate change.
Talaado, May, 28, 2024 (HOL) - Bangiga Horumarinta Afrika ayaa maanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya ugu deeqay lacag dhan $18 Milyan oo dolar, taasoo loogu talo galay wax ka qabashada dhibaatooyinka ka dhasha isbadalka Cimlada.
Nairobi (HOL) — The leader of the SSC-Khatumo administration, Abdiqadir Ahmed Ali Firdhiye, has urged Somalia’s federal government to grant full recognition to their administration and move it from its temporary status.
Hargeisa (HOL) — President Muse Bihi Abdi of Somaliland emphasized that an agreement between his government and Ethiopia to lease a naval base is crucial for addressing renewed insecurity in the Red Sea.
Isniin, May, 27, 2024 (HOL) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay, Shabaabkii looga adkaaday dagaalladii ka dhacay degaanada Galmudug iyo Hirshabeelle, in ay isku arursadeen buuralada gobolka Bari ee Puntland.
Mogadishu (HOL) - At least 20 al-Shabab militants, including three leaders, were killed and others wounded in an operation conducted by the federal government of Somalia and international allies in the Puntland regional state.
Axad, May, 26, 2024 (HOL) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni, iyadoo kula talisay muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Muqdisho inay muujiyaan taxadar dheeraad ah toddobaadka soo socda.