|
Opinion - Fikrado |
• Strategiyada Dib-u-Heshiisiinta Dawladda... - Dr. Mohamed Mohamoud Handule
• Reconciliation Strategy of the Transitional.... - H.E. Dr. Mohamed Mohamoud Handule
• THE TRUE FALSEHOOD - Idris Ahmed Osman
• The Vortex Leadership Issue of Somalia - Abdullahi Dool
• Kenya: Time to Deliver On Promises Made - Ibrahim Mwathane
More articles... |
|
Waraka Maanta - Axad, Maarso-
23, 2008 |
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Golaha
Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo uu
shir uga soconayo Garoonka Diyaaradaha Aadan
Cadde Axad, March 23, 2008(HOL): Waxaa
haatan shir uu uga socdaa Garoonka Diyaaradaha
Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho Ra’iisal
Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo xubno ka
socda Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha
Hawiye.(Wararka
Maanta Mar-23)
Dad
lagu dilay Deegaan ka tirsan Degmada Mahadaay
ee Gobolka Shabeelaha Hoose - HOL
Isgoyska
Howl-Wadaag oo maalintii labaad ay si
nabadgelyo ah u isticmaalayaan Dadka iyo
Gaadiidka u socda Suuqa Bakaaraha -
HOL
Ururadda
Bulshadda Rayidka Gobalka Hiiraan oo bilaabay
dhaq-dhaqaaqyo wax loogu qabanayo Dadka
abaaruhu ku dhufteen ee ku dhaqan qeybo ka mid
ah Gobaladda Dhexe - HOL
Guddiga
Doorashooyinka Somaliland oo guddoomiye
doortay - HOL
Qaar
ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia
oo ka hadlay Sicir bararka ka taagan
Soomaaliya - HOL |
Somali News Update - Saturday - March 22, 2008 |
Land mines kill dozen Somali troops PressTV- Heavy explosions kill a dozen Somali forces in Mogadishu including an army commander, and leave a number of Ethiopian troops wounded. Full News
Somali insurgents kill 26 Ethiopians - PressTV
UNICEF regional director on Yemen visit to boost programs for children - Yemen Observer
Latest Iran TV Propaganda in Somalia: Ethiopian army to “slaughter 800 hostages” - African Path
World ignores 'failed state' of Somalia - MG
Bates will present evening of Somali music - Sun Journal
No welcome mat for Somalia refugee - LA Times |
Waraka Maanta (Qeyb Labaad) - Sabti, Maarso-
22, 2008 |
Suuqa Bakaaraha oo loo sameeyay Ciidamo gaar
ah oo Ammaankiisa sugaya Sabti, March
22, 2008(HOL): Waxaa maanta markii ugu
horeysay Gudaha Suuqa Bakaaraha lagu arkay
Ciidamo wata Labis isku mid ah oo sugaya
Ammaanka Suuqa Bakaaraha oo muddooyinkan sii
xumaanayay.(Wararka
Maanta Mar-22)
Guddoomiye
ku xigeenkii Degmada Waaberi iyo Mas’uuliyiin
kale oo ka tirsanaa degmadaas oo is-casilay
- HOL
Banaanbax
lagu taageerayay Dib u heshiisiinta ay ku
baaqday Xukuumadda R/ Wasaare Nuur Cadde oo
Muqdisho ka dhacay - HOL
Kulan
uu yeelan lahaa Baarlamaanka Soomaaliya oo
markii labaad maanta u baaqday Xildhibaanadii
oo soo wada xaadiri waayay - HOL |
Waraka Maanta - Sabti, Maarso-
22, 2008 |
SHIIKH C/RAXIIN CALI MUUDEY: “Nuur Cadde
haddii ay dhab ka tahay Dib u heshiisiinta uu
ku baaqay waxaa laga rabaa in uu keeno jawi ay
Ciidamada Itoobiya Dalka uga baxaan oo lagu
wada hadli karo” Sabti, March 22,
2008(HOL): Xoghayaha Warfaafinta Maxkamadihii
Islaamka Shiikh C/raxiin Cali Muudey ayaa
wuxuu ka hadlay dib u heshiisiinta uu ku
baaqay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda
Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur
Cadde).(Wararka
Maanta Mar-22)
Madaxweyne
C/llaahi Yuusuf oo Muqdisho ku laabtay kadib
markii uu socdaallo ku soo kala bixiyay
Dalalka Senegal iyo Uganda - HOL
Isgoyska
Howl-Wadaag oo maanta ay Dadka si caadi u
marayaan kadib markii ay halkaas ka baxeen
Ciidamo ku sugnaa - HOL
Muran
ka dhashay Lagac ay la wareegeen Ciidamadda
Maamulka Gobalka Hiiraan oo ka taagan
Magaalada Beledweyne - HOL |
Somali News Update - Friday - March 21, 2008 |
Profile: Somalia's Islamic 'lads' BBC- An Islamist group called al-Shabab, which literally means "the lads" in Somali, has been added to the United States' list of "foreign terrorist organisations". Full News
Father sells daughter for qat money - Yemen Times
3 candidates' passport files breached - AP
UN Security Council Considers Somalia Options - VOA News
Two million Somalis need aid - News 24
The world must stop ignoring Somalia - U.N. - Reuters |
Waraka Maanta - Jimco, Maarso-
21, 2008 |
AHMEDOU OULD-ABDALLAH: "Inta ay jiraan Dad
badan oo ka hadlaya Arrimaha Soomaaliya weli
waxaa jirta tallaabo lagu joojin karo
qalaalasaha ka dhacaya Soomaaliya"
Jimco, March 21, 2008(HOL): Wakiilka Xoghayaha
guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha
Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah ayaa
ku baaqay in Dunida ay joojiso dan-ka-gelis
la?aanta ay kula dhaqmeyso Soomaaliya, isagoo
sheegay in Beesha Caalamka looga baahan yahay
in ay Soomaaliya ku lug yeelato, isla markaana
ay gacan ka geysato sidii loo dhameyn lahaa
xadgudubyada ka jira.(Wararka
Maanta Mar-21)
DR.
CILMI AXMED DUCAALE: “Waa Arrin laga xumaado
in UN-ka uu shuruud ku xiro Ciidamo uu u diro
Soomaaliya, iyadoo uu shuruud la’aan Ciidamo u
diro Dalal kale” - HOL
Dad
u barakacay Duleedka Waqooyi ee Magaalada
Muqdisho oo markii ugu horeysay Deeq Lacageed
la gaarsiiyay - HOL
Maxamed
Dheere oo Ganacsatada Muqdisho ku eedeeyay in
ay isku xiraan Ururrada Al-Shabaab iyo Al-Qaacidda
- HOL
Ciidamo
Itoobiyaan ah oo xalay lagu weeraray Magaalada
Muqdisho iyo Deegaanka Lafoole - HOL
Ciidamada
Maamulka Gobolka Hiiraan oo gacanta ku dhigay
Lacag Shillin Soomaali ah oo si qarsoodi ah
lagu soo geliyay Magaalada Beledweyne
- HOL |
Somali News Update - Thursday - March 20, 2008 |
Guards for African leaders battle; dozen injured - KAMPALA, Uganda (CNN) -- A fight between Ugandan and Libyan presidential guards sparked chaos during a ceremony attended by the heads of state from 11 African nations on Wednesday. Full News
Nigerian officers in Somalia ahead of troop deployment - AFP
Somalia: Situation Report no. 11 – 20 Mar 2008 - UN-OCHA
SOMALIA: "Runaway inflation" hurting livelihoods in Puntland - IRIN
Somali insurgents overrun government bases; 7 killed - AP
7 killed in latest raid by Somalia's Islamic insurgents - AP
South Africa: Somali shot, robbed at shop - Sapa
Somali refugee community takes lead in local integration in South Africa - UNHCR |
Waraka Maanta(Qeyb Labaad) - Khamiis, Maarso-
20, 2008 |
Goobihii ay maanta Dagaallada ka dhaceen ee
Wadada Wadnaha oo degan Khamiis, March
20, 2008(HOL): Waxaa degan goobihii ay maanta
dagaallada ka dhaceen ee Suuqa Bakaaraha iyo
Wadada Wadnaha, inkastoo mararka qaarkood la
maqlayo rasaas ay ridayaan Ciidamo ka amar
qaata Dowladda Federaalka oo dib ugu soo
noqday Isgoysyada Howl-Wadaag iyo Aadan Cadde
oo ay ka baxeen intii uu socday Dagaalkii
maanta.(Wararka
Maanta Mar-20)
Saraakiil
xaqiiqo raadinta ah oo ka socda Dowladda
Nigeri oo Muqdisho booqday - HOL
Mas’uuliyiin
ka tirsan Maamulka Degmada Xamar Jajab oo
maanta is-casilay - HOL
Madaxweyne
Daahir Rayaale oo cafis u fidiyay Maxaabiis
lagu qabtay Dagaalladii dhex maray Somaliland
iyo Puntland - HOL
Guddoomiyaha
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Xilkii
iska casilay - HOL
Qaxooti
ka kala yimid Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay
oo Banaanbax ka dhigay Dalka Koofur Afrika
- HOL |
Waraka Maanta - Khamiis, Maarso-
20, 2008 |
Dagaalkii ka socday Qeybo ka mid ah Wadada
Wadnaha iyo Suuqa Bakaaraha oo sii xoogeystay
Khamiis, 20, Mar, 2008 (HOL): Waxaa sii
xoogeystay Dagaalkii saaka ka bilowday
Isgoyska Howl-Wadaag ee ka mid ah Waddooyinka
laga galo Suuqa Bakaaraha, iyadoo
dagaalkaasina uu ku faafay qeybo ka mid ah
Wadada Wadnaha.(Wararka
Maanta Mar-20)
C/qaasim
Salaad Xasan oo ka hadlay Dhibaatooyinka ka
jira Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho
- HOL
Dhimasho
iyo dhaawac ka dhashay Weerar Bambaabo oo
xalay lagu qaaday Shineemo ku taala Degmada
Afgooye - HOL
Maamul
Goboleedka Puntland oo sheegay in uu bilaabayo
Baarista Shidaalka ku jira Deegaanada uu ka
taliyo - HOL
Dowladaha
Mareykanka iyo Yemen oo qabanaya shir looga
hadlayo Dadka Afrika ka taga ee Tahriibka ku
gala Dalka Yemen - HOL
Nolosha
Qoysaska Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka
gudahiisa oo heer quus ah taagan kadib markii
sicir barar ku yimid maciishadda
quutul-daruuriga ah - HOL
Dagaal
ka soconaya Gudaha Suuqa Bakaaraha -
HOL |
Somali News Update - Wednesday - March 19, 2008 |
Battles rage in Mogadishu: at least 12 killed - Mogadishu - Fighting between insurgents and government troops rocked the Somali capital Mogadishu Wednesday, leaving at least 12 people killed, officials said, in ongoing clashes that have killed thousands since January 2007. Full News
Somali Islamic militants: Happy to be on US list of terrorist organizations - AP
Why do we still have a problem with integration? - Liverpool Echo
Battles erupt in Somali capital - Reuters
Puntland presidential hopeful campaigns in Seattle - HOL
Somali, Zanzibar, Djibouti presidents arrive - New Vision
UN Chief Urges New Somali Peace Effort - AP
United States Designates Somalia's al-Shabab as a Terrorist Group - VOA |
Waraka Maanta (Qeyb Labaad) - Arbaco, Maarso- 19, 2008 |
AFHAYEENKA ALSHABAAB: “Waan ku faraxsannahay
in uu Mareykanka nagu daro Liiska Argagixisada
waayo waxaan diidnay waxa uu isagu rabo”
Arbaco, March 19, 2008(HOL): Shiikh Mukhtaar
Roobow Abuu Mansuur oo ah Afhayeenka
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo u waramayay Laanta
Afka Soomaaliga ee BBC-da, isla markaana wax
laga weydiiyay sida uu u arkayo hadal ka soo
yeeray Mareykanka oo ahaa in Ururkooda lagu
daray Liiska Argagixisada ayaa wuxuu sheegay
in ay aad ugu faraxsan yihiin hadalka ka soo
yeeray Mareykanka.(Wararka
Maanta Mar-19)
Ciidamada
Itoobiya oo lagala wareegay Fariisin ay ku
lahaayeen Xeradii Maslax ee Duleedka Suuqa
Xoolaha - HOL
Guddoomiyaha
Baarlamaanka Soomaaliya oo ku hanjabay in uu
is-casilayo haddii aaney Xildhibaannada
bedelin qaab dhaqankooda - HOL
Tuugo
South African ah oo Dilay Ganacsade Somaliyeed
- HOL |
Waraka Maanta - Arbaco, Maarso- 19, 2008 |
Jilaaga caanka ah ee Ow-Kuu Kuu oo Muqdisho ku
xanuunsanaya, Daryeel la’aan-na ay heyso
Arbaco, March 19, 2008(HOL): Haddii aad ku
taqiinay inuu wax badan kaa qosliyo, haatan ma
jiro qosolkii aad ku tiqiin jilaaga C/llaahi
Amiir Rooble(Ow Kuu-kuu) waxa uuna ku
xanuunsan yahay hoygiisa ku yaala Ex-Fiyoore,
kaasi oo uusan meelna uga dhaqaaqin tan iyo
markii ay burburtay Dowladdii hore ee
xanaaneyn jirtay Fannaaniinta Soomaaliyeed.(Wararka
Maanta Mar-19)
Dad
ka careysan Sicir barar ka taagan Magaalada
Muqdisho oo boobay Raashin Ganacsato u rarnaa
- HOL
Dagaal
ka dhacay Deegaanka Suuqa Xoolaha -
HOL
Xoghayah
Guud ee Qaramada Midoobay oo shaaca ka qaaday
Suurtagalnimada in Ciidamo ka socda UN-ka loo
diro Soomaaliya - HOL
Maamulka
Gobolka Hiiraan oo Xabsiga dhigay Shaqsiyaad
la sheegay inay lid ku yihiin Nabadgelyada
- HOL
Al-shabab
oo lagu daray Liiska argagaxisada -
HOL |
Somali News Update - Tuesday - March 18, 2008 |
Dad
pleads for son's killer to turn himself in
- The father of Abdikarim Ahmed Abdikarim made
a passionate appeal for the Lawrence Heights
community to help solve his son's cold-blooded
murder.
Full News
'Disturbing' Video Shows Gunman -
National Post
Discarded Grenade Kills Three Somali Children
- AFP
Anger at Somali pirates' ransom - BBC
Somali pirates free Russian ship - local
official - Reuters
SOMALIA: Land dispute erupts in Galkayo, 10
killed - IRIN |
Waraka Maanta - Talaado, Maarso- 18, 2008 |
Diyaarado joog hoose ku duulayay oo lagu arkay
Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Talaado, March 18, 2008 (HOL): Diyaarado joog
hoose ku duulayay ayaa maanta lagu arkay
hawada Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha
Hoose, iyadoo diyaaradahaasina ay si weyn u
cabsi geliyeen dadka degmadaas ku dhaqan.(Wararka
Maanta Mar-18)
Banaanbax
looga soo horjeeday Guddoomiyaha Gobolka
Banaadir oo ka dhacay Deegaanka Ceelasha
Biyaha - HOL
Dadka
Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley oo
sameeeyay Dibaxbax ay uga soo horjeedaan
ganacsatada Degmooyinkaas - HOL
Odayaasha
Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo soo dhaweeyay
Hadalkii uu shalay sii daayay Ra’iisal Wasaare
Nuur Cadde - HOL
Ciidamo
ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya
oo xalay isku rasaaseeyay Gudaha Magaalada
Baydhabo - HOL
Ciidamo
ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo Kooxo
hubeysan oo isku rasaaseeyay Xaafadda
Xararyaale ee Degmada Wardhiigley -
HOL
Waa
Sidee Xaaladda Degmada Buulo Burte ee G/Hiiraan?
- HOL |
Somali News Update - Monday - March 17, 2008 |
AU is Gradually Growing Teeth to Bite Errant Leaders - Long perceived as a toothless bulldog, the African Union (AU) appears to be finally shedding this tag in response to attempts by some African leaders to undermine democracy on the continent. Full News
Nine Somalis killed in land clashes - AFP
Puntland O&G industry to Receive Significant Benefit From Visit to Australia by Ministry Representatives - Oil Voice
SOMALIA: New IRIN podcast of Somali drama series - IRIN
Somaliland President and the US Military Base in Berbera - HOL
Terror made in Somalia: Why Kenya is in the line of fire - Nation Media
UNHCR proposes another refugee camp for Yemen - Yemen Times |
Waraka Maanta (Qeyb Labaad) - Isniin, Maarso- 17, 2008 |
Shirkii Muqdisho uga socday Ra’iisal Wasaare
Nuur Cadde iyo Guddiga Ammaanka Qaranka oo
Go’aanno laga soo saaray Isniin, March
17, 2008(HOL): Shir shalay iyo maanta gelinkii
hore uga socday Magaalada Muqdisho Ra’iisal
Wasaare Nuur Cadde iyo Guddiga Ammaanka
Qaranka ayaa gunaanadkii shirkaas waxaa ka soo
baxay go’aanno ku saabsan dib u heshiisiinta
iyo sugidda Nabadgelyada Muqdisho.(Wararka
Maanta Mar-17)
Dagaal
ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay Gaalkacyo
- HOL
Xukuumadda
Somaliland oo mar kale ku baaqday 3 Maalmood
oo Soon ah iyo isu-soo bax kale oo Roob-doon
ah - HOL |
Waraka Maanta - Isniin, Maarso- 17, 2008 |
Sicir bararkii ugu ba’naa ee ku yimaada
Raashinka iyo Shidaalka oo ka taagan Magaalada
Muqdisho Isniin, March 17, 2008(HOL):
Qiimaha lagu kala iibsado raashinka quutul
daruuriga ah iyo shidaalka ayaa waxaa ku yimid
sare u kac aad u weyn, kaasi oo si weyn u
saameeyay dadka aan dhaqaalaha buuran lahayn
ee nolol maalmeedka la dagaalama.(Wararka
Maanta Mar-17)
Ciidamo
Itoobiyaan ah oo la wareegay gacan ku heynta
Degmada Diinsoor - HOL
Sarkaal
ka tirsan Ciidamada Nabad-sugidda Degmada
Afgooye oo lagu toogtay gudaha Degmadaas
- HOL
Guddoomiyihii
hore ee Degmada Beledweyne oo Xalay lagu dilay
Deegaanka Ceel Dheer ee Degmada Guriceel
- HOL
Taliye
ku xigeenka Ciidanka Booliska Gobolka Sh/hoose
oo beeniyay hadal uu sii daayay Guddoomiyaha
Gobolka Banaadir - HOL
Guddoomiye
Degmada Huriwaa oo sheegay in uusan hoos-tegin
Maamulka Gobolka Banaadir - HOL
Madaxweynaha
Somaliland oo Guddi u magacaabay xallinta
khilaafaadka Guddiga Doorashooyinka -
HOL |
|