11/30/2024 today from hiiraan online :  _









 
 
 
Google

 Home  |  Email    |  Print    

Label

 
28 comment(s)
More comments  
    nadia208 @ 8/13/2008 7:42 PM EST
 Xariifka maqaalka soo qoray, dheh Mudug wax waalan aa ka yimaad,
ma kaa diidin, dheh wax ma isku tare lacag bilaash eh iyo safiir,wasiir
raadiye oo dhan aa meesha ka yimaad ,ma kaa diidin!.

Dheh waxba ma dhisaan oo mantiqadooda waa eber wax leey dumin yaqaanaan ,
ma kaa diidin. LAAKIIN.-

-SSDF, iyo cabdilahi yusuf aa udub dhexaad u eh mishkillidda somaaliya, taas
hadaan kaa yeelno waaba caqligii oo suulay.

Sheikh Hassan daahirna meesha waxaad uga dhigtay xawaaji lee ma ahee ninkaad u
socotay waa iska caddahay!!.

Bilixsaanak markale qalin inaad qaadato maqaal hanagu soo qorin. Do us a favour!
    kamil @ 8/12/2008 9:43 PM EST
 Admin,
Marka hore waxaan ka raali galinaayaa Posting aan sameeyay earlier this week, igama inaan dab qabyaalad ah shido, lakiin markii aan aqriyey Postkiin uu soo qoray ninka "Shimbirweyne" ayaa ana igu dhalisay inaan Tariikh hore soo hadalqaado balse waa iga balan inaan ka waantaabo isku darida dadka oo dhan. Hadaynu Somalinahay waa sida uu sheekay naqraadshe waan inaan ka wantaano wixii difference kayga oo aynu ka hadalhaan sidii aan dhibka na haysto u xalin laheyn. Kuweena dibadaha ku nool waa inaynu asaasnaa Urur dhalinyaro ah oo qabiil aan sal ku heyn oo aynu kaga hadlo uma u promote kareyno nabada. Mida waxaan u mahadcelinayaa sida xikmada leh ee walaalkeen "Naqraadshe" wax inoogu sheekay. We need people like hime talk wisely and promote peace and prosperity. Once again Hiiraan Admin I'm sorry I will fellow your rules from now and on.
Sincerely,

    kamil @ 8/12/2008 9:20 PM EST
 Test...
    laylasamatar @ 8/12/2008 7:19 PM EST
 kamil seems to have caused so much pain!!!!
    Arraweelo10 @ 8/12/2008 4:45 PM EST
 Wow!! HOL is showing intolerance towards the offensive personalities, is this going to be plain field for everyone or not.
Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password

This comments does not reflect HOL.
Report to [email protected],if a member(s) misconduct,flaming,ect. .
Subject = Misconduct [username]
Mention what page...
Misconduct members will be blocked.
Rules:
1. Do not post rude comments.
2. Do not repeat. This could lead to blocking your account.
3. Do not be rude to other members.
4. Respect others.

thanks.
 


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.



 

Opinion   |  Sports   |   Somali Music   |   Somali Map
All Rights Reserved Copyright. © 1999-2012, www.hiiraan.com