11/30/2024 today from hiiraan online :  _









 
 
 
Google

 Home  |  Email    |  Print    

Label

 
197 comment(s)
More comments  
    wiifgarow @ 4/4/2009 10:05 AM EST
 Mashallah Great news. War bal kuwan maxay ka helayaan in dhiigga lafaxuntu sii qubto? Haddii odaygani yimaaddo dalka oo la heshiiyo Shariifka oo dowlad soomaaliyeed wallaweyn dhisato maxaad ku diddeen? Waar bal kuwan raba inaan la heshiin maxay rabaan illeen adeer anigu yaabaye? Ilaahow kuewan soo hadee. Aamiin.
    mercano @ 4/1/2009 3:50 PM EST
 
    Allow-Alle @ 4/1/2009 3:41 PM EST
 Warkaas aan sare ku soo dhajiyay waxaan ka copy-gareeyay

Website-ka Hillaac

http://hillaac.net/news.php?readmore=2986
    Allow-Alle @ 4/1/2009 3:40 PM EST
 War Deg-Deg ah:- Muqdisho,01,April,2009,Arboco,(Hillaac.net) War maanta ka soo baxay Xafiiska ku Xigeenka Warfaafinta Isbahaysiga Dib-U Xoreynta Soomaaliyeed ayaa looga hadlay Dacaayado laga Fidinayo Isbahaysiga Dib'u Xoreynta Iyo Guddoomiyahooda Sheekh Xassan Daahir Aweys, Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Isbahaysigu uusan Aqoonsaneyn wax Dowlad la yiraahdo, Isla markaana ay Dacaayado Raqiis ah tahay Hadallada lagu sheegayo in Guddoomiya Isbahaysigu uu ku biirayo amaba uu Wadahadal la furayo Kooxda Shariifka, Iyadoo sidoo kale Warsaxaafadeedka lagu Qeexay in Sheekh Xassan Magaalada Qarduum ee Dalka Suudaan uu u tagey Howlo Shaqo, Isla markaana Markii ay Howlihiisa u dhamaadaan uu u sii gudbi doono Halkii kale ee u Qorsheysan, Balse uusan Sheekhu la kulmin Qorshahana aysan ugu jirin inuu la kulmo Kooxda Shariifka.

Qeybaha kale ee Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-

''Intaas kadib Waxaan u Caddeyneynaa Ummmadda Soomaaliyeed inay soo soo baxeen Waxyabihii aan horay uga dignay kuwaas oo ka mid ah''.


1- Qolayaha Dowladda sheeganaya waxay Caddeysteen in Ciidamada Ugaandhayska Iyo Burundeyska aaney Waddanka ka baxeynin, Kuwo Cusubna ay soo galeen,Welina ay ku soo Qulqulayaan, Taana Horay ayaan Ummadda Soomaaliyeed ugu Caddeynnay Markii Qolyahan Dowladnimada Sheeganaya ay is Qarinayee.



2-Shareecadii ahayd in laga dhaqan galiyo Wadanka oo Iyana meesha laga saaray oo aysan marnaba doonayn kooxda shariifka inay dhaqan galiyaan.



Haddaba Waxaan u cadaynaynaa dhamaan Ummmadda Soomaaliyeed inay indhaha kala furan oo Arkaan waxay wadaan kooxdaan Halka ay u moodayaan Mujaahadiinta inay nabadda diidan yihiin.



Waxaad ogtahiin dhammaan Gobollada Koonfureed oo ay ka Taliyaan Mujaahadiinta waxaa laysku dhaqaa Shareecada Islaamka dhammaanna Ummmadda Soomaaliyeed waa ku qanacsan tahay kuna faa’iideen, Maxay Haddaba kooxdaan u diidan yihiin inay Shareecada ka dhaqan Gelliyaan xaafadaha ay Muqdisho ka joogaan.

Ugu danbayntii waxaan u sheegaynaa dhamaan Ummadda Soomaliyeed in Waxyaabaha dacaayaadka ah oo la fidinayo aysan qaadan ayna arkaan cidda mar walba ka baxaysa Ballanta ay la galaan dadka, Horumarka iyo Diinta ku Dhaqankeedana Shacabka ka hortaagan''.
    Allow-Alle @ 4/1/2009 3:35 PM EST
 Bro Lamadage,

JAZAKA ALLAHU KHAIRAN
Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password

This comments does not reflect HOL.
Report to [email protected],if a member(s) misconduct,flaming,ect. .
Subject = Misconduct [username]
Mention what page...
Misconduct members will be blocked.
Rules:
1. Do not post rude comments.
2. Do not repeat. This could lead to blocking your account.
3. Do not be rude to other members.
4. Respect others.

thanks.
 


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.



 

Opinion   |  Sports   |   Somali Music   |   Somali Map
All Rights Reserved Copyright. © 1999-2012, www.hiiraan.com