12/14/2024 today from hiiraan online :  _









 
 
 
Google

 Home  |  Email    |  Print    

Label

 
139 comment(s)
More comments  
    hymohamed @ 1/12/2009 2:27 AM EST
 >Maxaa jira yacni??  Kuwa Ilaahay iyo Rasuulkiisa iyo Diinta islaamkaba
>caaya Monitor ma u dalbaninee??

Waa kuwee dadkaasi?  Forumka waxaan ka maqnaa muddo bil ah, markaa wixii i dhaafay mas'uul kama ahi?  
    hymohamed @ 1/12/2009 2:20 AM EST
 awrliqe,
Ninkii qabiil caayaa isagaa is caayay kuwo badan oo qabiil caaya waan arkay oo aad ka mid tahay markaa anigu shaqsiyaan waan ignore gareeyaa.   Markayse talo faro ka haato ayaan soo galaa oo shantayda senti tuurtaa.  Waxaa fiican in qabiil cayga laga baxo iyo hooyo caygaba iyo gabdhaha la caayoba.   Keligaa ma sheegayo ee kuligeen baan u jeedaa.  

Somaliland siyaadeeda qofkii diidaa wax waa ka sheegi karaa.  Anigu shaqsiyan dhowr arrimood oo aan ku diidanahay baa jira sida Ethioska kala degaya hubka Berbera dabadeedna ku weeraraya Badhtamaha/Koonfurta Soomaaliya, iyo xasuuqa hubkaas loogu heysanayo Soomaali Galbeed / Ogaadeenia.   Waxaan kaloo kasoo horjeedaa googoynta qaranka Soomaaliyeed, iyo arrimo kale oo badan.    Waxaan ku raacsanahay nabadgelyada aay samaysteen ee ka jirta goboladaas ay maamusho.   Markaa kala saar qofkii diidan siyaasada maamulka Soomaaliland iyo u turjumashada in la caayayo noble Somali family Isaaq.  
    saba @ 1/11/2009 1:35 PM EST
 Kan leh HOL waxaad u baahan tihiin monitor inaad u samaysataan Awrliqe!!

Maxaa jira yacni??  Kuwa Ilaahay iyo Rasuulkiisa iyo Diinta islaamkaba
caaya Monitor ma u dalbaninee??
    saba @ 1/11/2009 12:55 PM EST
 I responded to the braging about the Biometric ids and to my
amazement again HOL blocked it as it did when i talked about
where the Ethios learned of the elimination of the worthy men in Somalia
that they have been doing for the last decade.

HOL, agreed, i will settle for mediocre talk.
    saba @ 1/11/2009 11:40 AM EST
 
Does he look like a suprised SAGAARO or is it just
my imagination??
Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password

This comments does not reflect HOL.
Report to [email protected],if a member(s) misconduct,flaming,ect. .
Subject = Misconduct [username]
Mention what page...
Misconduct members will be blocked.
Rules:
1. Do not post rude comments.
2. Do not repeat. This could lead to blocking your account.
3. Do not be rude to other members.
4. Respect others.

thanks.
 


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.



 

Opinion   |  Sports   |   Somali Music   |   Somali Map
All Rights Reserved Copyright. © 1999-2012, www.hiiraan.com