Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    fiqicigaal @ 7/5/2013 9:41 AM EST
 Culusoq waxaa ka caqli liita kuwa la soo abaabulayo oo walaalahood dilkooda iyo khalkhal galintooda loo soo hubeynayo oo waliba isla fiican oo isla quman.

Nin daad qaaday xumba cuskay.

Arinta ey dowlada muqdisho ku eedeyneyso ciidanka Kenya eek u sugan magaalada Kismayo waa been abuur wax ka jiraana ma jiro sababtoo ah Kenya ciidankeedu dagaal ey galaan iska daayo waxey diideen xataa iney kala dhexgalaan mooryaanta muuqdiso lagasoo abaabulay oo ey horboodayeen dagaal oogayaal uu ka midyahay mooryaan bare hiiraalle  oo lugta la mariyay deegaankana laga sifeeyay  iyo ciidanka juba land ee maamulka Juba land.

Waxaa layaab ah in dadweyne caadifad iyo aragti qabiil ka dhawaajinayo ey deegano ey ka midyihiin magaalada Caabudwaaq banana baxyo ey kaga soo horjeedaan ciidanka Kenya ee jooga Kismayo isugu soo baxeen iyagoo ku dhawaaqaya erayo ah’Kenya hanaga baxdo’. Su’aashu waxaytahay Kenya ma caabudwaaq bey joogaan ciidamadeedo?  Dadka manta qiirasan ee ka xun dharbaaxadii tuuga bare Hiiraalle iyo mooryaantuu watay lagu dhuftay  maxey uga hadliwaayeen markii uu shirqoolka iyo qaska la dhexmarayay magaalada Kismayo?  War runta hadaad rabtaan reer caabudwaaqow dadkiina dhinac ka raaca oo xaq darata aad taageereysaan ka istaaqfuruleystay.


    Soomaalidoonka @ 7/5/2013 7:17 AM EST
 Ulusow is responsible for the death and destruction. He does not care what side suffered the most death. He wants unstable Kismayo and  non-strop fight amOng brothers. When it comes to  Mogadishu he is too quick to sit with Aweis and his criminal cohorts. Kismaayo will be in peace and prosperous with or without Mogadishu.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.