Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    Honoured @ 7/20/2013 7:14 AM EST
 Was sheeko xiiso badan!!! Laakiin uma makeeynaayo al shabaab iyo pirates ka ineey isticmaalaan facebook. Damcan tasgera yaashooda iyo familkooda aan facebook ka dhrx raadino taasi macquul.
Somaliduna waa ubadan yihiin ineey ku sheekerdtaan " war heedhe kii faarax ah ciyaalkii Ninja ha ahaa ayuu ku biiray".
Iyo "kii maxamad suuleey ahaa ma maqashay? Sxb wuu taajiray meeloow beesadii kala dhiguu la' yahay".
Laakiin mid kalaa jirto horta facebook yaa iska leh?
Ragga maraakibta laga qabsanaayo iyo ragga lala jihaadaayo soo malahan?
Sideey iskugu aaminaayaan pirates ku iyo al dhabaab?
Waxaa iiga fiican anigoo Taar isticmaalo intaan facebook ku dhex qori lahaa "Hal boorsoo lacag ayaa helicoper inoo soo tuurtay".
Sorry UN iyo waji book war aad qaadaan Allaha idiin ma sahlo!!!

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.