Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    omarsantur @ 5/23/2012 7:41 PM EST
 Dastuurka Loo diyaarinayo Somalia muxuu uga duwan yahay
kii Talyaanigu noo qoray 1960kii.

Dastuurkaas hore waxaa diyaariyey Isticmaarkii Talyaaniga
waxaana ansixiyey Baarlamaankii waagaas.
Dastuurkaas meelnaba kuma xusan Dhaqanka, Diinta iyo qayraadka
Dabiiciga ah ee Dalka.
Soomaaliya oo weligeed aanay ka dhicin Gaajo iyo Sabooulnimo ama
shaqo la'aan. Ayaa Dastuurkaasi waxa uu ahaa kii u horseeday
Saboolnimo iyo Gaajo iyo dhallinyarada oo ay ku dhacdo shaqo la'aan.
Sababtu maxay ahayd:
Soomaaliya Waxay ahaan jirtay reerguuraa iyo beeralay..
Qof kasta waxa uu haystay hawl ama xuulo ha raaco ama beer ha qoto.
Markii uu isticmaarka yimid waxaa lagu soo uruuray magaalooyinka oo aah layan warshado iyo wax laga shaqeysto
Waana fikradda isticmaarka in la yiraahdo ha la raadiyo Nolol ka Sahlan tii shaqada iyo dhibka
badneyd ee miyiga. Dhallinyaradii magalooyinka soo galay waxay ku dambeeyeen
shaqo la'aan iyo shaxaad.
Iyadoo Caanaha Xoolaha Soomaalida Guryaha lagu dhiso, ayaa
Dawladdii 60kii tiri ha naloo soo dhoofiyo Caano boore
(Milk powder), Iyadoo aannu leenahay Xeeb dheerarkeedu ka badan yahay 3000km
(Badda Cas iyo Bad-weynta Hindiya) ayaa Waddankeenna loo soo dhoofin jiray
Malaay Qasac ku jira. Beerihii. Beerigii Dalagii ka soo go'i jiray waa la nacay, waxaana door
la biday in Bariis iyo Baasto la soo dhoofsado.
Dastuurkaas hore wax xuquuq ah ma siin Diinta Islaamka
Manhajka Wasaaradda Waxbarashadana laguma darin Dugsiyada
Quraanka. Macallimiinta Quraankana wax xuquuq ah ma lahayn iyadoo ardayga 8aad ka
baxa oo lahaa xuquuq macallinimo.
Degmooyinka ma siin xuquuq xagga tirada dadka ku dhisan
si ay soo doortaan wakiilladooda.
Dastuurkan maanta loo diyaarinaayo somalia maxuu uga duwan yahay kii hore?
Omar Santuur,
Seattle, Washington.  

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.