Tension in Hiiraan as faction masses forces against new HirShabelle government

Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    amina_samajecel @ 11/23/2020 6:32 AM EST
 Wallee Ugaas  Xasan ma marin jidkii aabbihii
Ugaas Khaliif iyo awoowgiis Ugaas Rooble oo
loo yaqiin Ugaaski Ugaasyada Allah kulligoodba
Jannatul Firdowsa ha ka waraabiyo. Wallee waa
ceeboobay Ugaas Xasan ceebti uu la doonaayay
Cabdullahi Goodaxna dhexda ayuu uga dhacay.
Muxuu kula diriray Madaxweyne Xasan Sheikh oo
dowladiisa aay soo jeedisay in Buulo Burte laga
dhigo magaala madax kaddibna aay gobol labaad noqoto,
marki laga diidayna yiri madaxweyne aan lagula tartamin
hala siiyo Hiraan, guddoomiye Barlamaanka  iyo weliba
guddoomiye ku-xigeen mar haddii aay Shabellaha Dhexe
heshay magaala madaxdi.

Hiraan waxay ka mid ahayd 8di gobol ee 7ba ka mid ah aay
noqdeen 17 waxay xaq u lahayd in aay noqoto laba gobol kaddibna
maamul goboleed iskeed u taagan. Taas waxaa ka  gaabiyay dhaqanki
iyo siyaasiyiinti ka qaybgashay Garowe 1 iyo 2
iyo ansixinti dastuurka ku meelgaarka ah.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.