Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    maxaaigagalay @ 3/30/2018 9:04 AM EST
 Subaxa Sabtiga ee kuu aaddan taariikhda
31-ka bisha Maarsdso, 2018, Jawaari iyo
saaxiibbadii ma heli doonaan xoog ay isaga
caabbiyaan ciidanka uu Golaha Shacabka soo
dhoobay raiisulwasaare Kheyre?

Lagaba yaabee inay heli karaan ciidan
daafaca lafahooda, lkn ay diidayaan inuu
dhasco dagaal iyo fawdo.  

Markaas waxaa goobta iman doona xildhibaannada
wata mooshinka lagu ridayo Jawaari.

Haddiiba ay goobta keligood joogaan, waxay
doonaan bay go'aamin karaan. Jawaarina
waa ay ka taqalusayaan.  Guddoomiye cusubna
waa ay dooran karaan.

Lkn, qatarta ugu weyn taa ma aha.

Waxay sidoo kale go'aamin karaan inay
xadaanada ka qaadaan iyo
xildhibaannimadaba, Jawaari iyo inta la
socota.

Kaasina waa inqilaab loo bareeray.

Meeshu waa Afrika ee Aw Jawaari iyo
saaxiibbadii maxaa u talo ah.  

In la soo qabqabto Jawaari iyo
saaxiibbadii oo la xiro, maxkamadeynna
loo diyaariyo baa meesha ka socota.

Inqilaab cayaar ma galo.

Jawaari iyo xildhibaannada la socota,
ama is-dhiiba, inta ay goori ggor tahay.

Ama xarig iyo toogasho u diyaar garooba.

Ama is-difaaca oo rag u ekaada.

Kheyre iyo Farmaajo xoog bay amminsan yihiin
ee sharci iyo dastuur dan kama laha.

Farmaajo wuxuu dhaadhaajinayaa adeerkii
AF Weyne!
Ragannimadii Af Weyne ma laha iyo wax u dhow
ee isagaba naf baa eryeysa oo Kheyre
ayaa jeedal la daba taagan. Kamana hor
imaan karo oo waa Faqashkaas ka xanuunsan xagga
dhimirka.  
diyaariyo

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.