Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    roox2009 @ 11/7/2012 5:18 PM EST
 @JAYKLEN


Soomaalidu weey iska socotaa, ee meel eey usocdaan ma oga!

Waxeey maqleen qurbo ayaa la aadaa, markaas ayeey
Sweden, Finland, Germany & Amsterdam isku aadeen ,
meeshi dadkii wadamadaas udhashay eey ayaguba isaga
tagaan wadamadaas oo aadaan America & Canada.

Soomaalidu waa ineey si isku dhaantaa, waa ineey hogaan
yeelataa, oo dadka qurbaha jooga iyo kuwa usoo socda
wargelin usameeya iyo cilmi baaris.

Waxaad arkeysaa Soomaali degtay magaalo yariis ah
oo kuligood wada cadaan kaliya dego, oo ilmahoodana
udira School eey wada ilma cadaan ah dhigtaan, oo xataa
qowmiyada kale sida indhayar(Chinese), Hindi iyo Arab
eey deganeyn.  

Dadka indhayarka & Hindidana ilmahooda ma udiraan
school eey kaligood indhayar ama hindi kayihiin,
oo waxeey degaan magaalooyin eey ku badan yihiin, oo
ganacsiga ku fiican, oona eey horumar weyn ka gaaraan.

Marka Soomaali maryooleey dib ha isku fiirshaan, oo
wax ha iska maqlaan, oo waxna ha isku darsadaan,
hadii kale inta yar ee xun oo somaalida ku dhex jirta
ayaa haleyneysa soomaali oo dhan, oo dib udhac, foolxumo,
iyo gaajo usoo jiideysa.

Magaalooyinka Qurbaha ee America & Canada xataa waxaa
jira meelo eey soomaalidu ka sameysan COMMUNITY LEADER (hogaanka shacabka Magaaladaas),
oo soomaalidii eey isku kala qeyb qeybiyeen beel beel!!
Bal doqonimadaas arka!
    JAYKLEN. @ 11/7/2012 5:06 PM EST
 MAXAY SOOMALIDU KU JECLADEEN DALKAAS QABOOYGA BADAN ?  can someone expalain to me ?

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.