Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    sacomaale @ 2/8/2014 9:35 PM EST
 Commandos ku lahaa, weli ma ragteen madax Soomaaliyeed oo oranaya ciidanka ha la baro wadaniyada inta aan tababar loo bilaabin, ALLAW yaa qalbigooda ogaado midkasta midka ku xiga ayaa isleeyahay tolow waa qoladee ama reer hebel ayuu ka yahay. Bari waxaa jiray reero meel baadiye ah deganaa, dawaco ayaa nafta u keentay oo xoolihii ka dhamaystay, markaasay reerihii dhulkii uga carareen dawacadii, marka laga reebo hal reer. Maalin dambe ayay dawacadii oo dhaqdhaqaaqa reeraha la socotay oo isleh calaf kuuma yaalo meeshaan oo niyad jabsan ayaa waxay mise aragtay hal reer oo meeshii degan, intay ilkaha cadaysey ayay tiri "walee reer aan ogaa ma guuro". Soomaali taasi ayaa manta haysata, walee ciidan aan ogaa ciidan ma noqdo.
    liban liban @ 2/8/2014 9:13 PM EST
 Learn the math it's 23 years, not 25 years.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.