Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    Gen. Cade @ 9/25/2015 12:33 PM EST
 Farhia Ali Abdi, Darood kasta oo barta si loo qoro English, wuxuu meesha la yimadaa Hassan Sheikh ayaa dhibaato wadanka ku haaya. waxaad iska indha tireeysaan nin waalan ee aad xilka u dhiibateeyn ee ku seexda dawooyinka dadka waalan loo soo qoro ee DR. Abdi wali Gaas. oo aan rabin in Somalia aay horay u socoto. ma ee sheegi kartaa gabar yahaay Dr. Gaas & Ali Madoowe waxa aay ku saxibeeyn? waa Daroodnimo not Somalinimo. labadaba waay aay jirin yahiin midna  Madaxa ayaa loogu jiraa midka kalena markasta isaga oo u cararaya Ethoipa si logu soo daweeyo. xanuunka Ilaah ayaa keena but haddii aad umadda dhibto, xanuuno badan ayaa la kulmaaysa before aad Aqiro la gaarin. dadkii reer Bariga ahaa ayaa diidan oo Nicolas u soo diray warqad si Galkacyo lagu daro Galmudug. dadka reer Garoowe sidoo kale. Khaatuma weey idinka caraartay oo Somaliland ayeey wada hadal la gashay oo dhibkiina u adkeeysan weeyday. Isaaq & Dhulbahante ayaga is leh, Sool & Sanaag weey ku daaysay. Galkacyo sidoo kale. Mareexaan madaxa ayaad isku galiseen, haddii aad Majeerten tihiin cudur xun oo Somalia ku dhex nool ayaad tihiin. Ilaah meesha saxan ha idinku soo hanuuniyo. qoraalka luqada English cilmi ha moodina, keeni DR.Abdi wali ahaa wakaas oo reer Badiya wax ma dhaamo. waa ninkii Mayorka Bari ku yiri xilka ayaan ka qaadayaa, ma fahansana nin la soo doortay xilka in aadan ka qaadi karin!! Somalia & Muqdisho horay ayeey u socotay, qof idiin istaagaya ma jirto ee waqtiga ha iska luminina dadkii soo raaca. eena ogolaada in aad tihiin Followers not the Leaders. Awoowayashiina ayaan been idinku aqriyeey haddii aad Majeerteen tihiin. Siyaad Bare ayaad ku ehedeen hor istaag, qofkii ugu horeeyey ee u carara Ethopia wuxuu ahaa Abdullahi Yusuf, qofkii Ciidamo Ethopia wadanka keena isaga ayuu ahaa. History-ga Somalia meel xun ayaad ugu jirtaan inkastoo Abdirizak Haji Hussein, Alla yaa raxma uu idinka dhashay, ma aadan raacina siyaasadiisa & wadanka in waxkasta uu ka horeeyo not Daroodnimo in aad ka hor mariseen waxkasta, iyada laftirkeeda ayaa been idinka ah oo MJ, ayaa waxkasta ka sii horeeya, iyadaas MJ ayaad kala qaadaan oo masakiinta reer Bariga ah wax uma ogolaataan, Mohamud Saleeyman oo kaliya, ayaa xarantinimo ku haaysta Puntland. Darood meesha ka caraaryee waqti yuu ka lumin Farhia Ali Abdi.
    Zami @ 9/25/2015 10:44 AM EST
 Hassan Sheikh is a national disgrace.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.