Go Back


Post your comments

6 comment(s)
Add comments  
    raage @ 4/20/2007 2:43 AM EST
 gacal in adeer waxaad tahay nin aan aad u fakarin inta uusan soo qorin comentiga any way walaal reer muqdisha ma diidana madaxweynaha ama taangi ha la dhex jiifo ama zuu taana waxaa daliil u ah waxaa wada rag reer muqdisho ah dhanka kale walaal reer muqdisha waxaa ay diidan yihiin amxarada mida kale soo ma ogid in muqdisho ka fiicantahay meel kasta oo ninkii shaqo ku heystaa uusan u baahneyn meel ka mid ah aduunka somalia gudaheda ama dibada muqdisho mahan magaalooyinka geed la aanta ah ama biyaha lacabo la iska iibo ama weysada inta aan la dukan gacal walaale caadifadu yeysan ku qaadin ee is tar tiibi reer muqdishana muqdisho iyagaa leh oo waa dhulkoodii marka amxaaro baxdana waa kusoo laban doonaan caruurta iyo haweenka qaxay raguna dagaalka ayay wadi doonaan ilaa inta hal nin uu ka noolyahay.
    Aaisha1 @ 4/18/2007 10:19 PM EST
 Guddoomiyaha golaha fulinta maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed,
reliable,nowledgeable May Allah(swt)bless him !!!!
    sahalsiidi @ 4/18/2007 4:53 PM EST
 Dear Omar, I am sorry to tell you that the int'l community will not side with group that call themselves Muqaawama and who send videos and threats to anyone through the media outlets. The more those groups are using unnecessary and foolish language, the world will just play deaf. I couldn't resist to your words "4. The Ethiopian troops occupation are not only committing crimes but they are completely biased to the ‘TFG’ and are the major source of tension, conflict and mistrust in Somalia today." Ethiopia biased towards tfg!!"DAH".
    gacal @ 4/18/2007 3:37 PM EST
 Walaal waxaan arkaa inaad galisay wrqadaan qoraalkeeda waqti badan laakiin waxaan is weydiinayaa soow tii la lahaa tiradaad sheegtay ka badan ayaa ka qaxday oo buuxiyey xiryayaha qaxotiga Kenya markii maxaakiimta Islaamku qabsadeen oo meel walba ay nabad noqotay. Malaha waxay is leeyihiin qolyihii 91kii Xamar ka qaxay ayaa intay Kenya kawada dhoofeen dibadaha aaday ee sidoo kale yeela. Xagee loo raacaa dadka Muqdisho? Waan ogahay reer Muqdishu wax ku dhaca waxa ugu xun inay tahay Cabdullahi oo Taangi la dhex fadhiya inay tahaye walaaloow calaacalka iga daa.
    Aaisha1 @ 4/18/2007 1:42 PM EST
 brother'sand sistre's We know this!!!!and we see what we doing,May ALLAh bless us oll Muslim ummah
In the name of Allah, the Beneficent, the Merciful
Say (O Muhammad): It is revealed unto me that a company of the Jinn gave ear, and they said: Lo! we have heard a marvellous Qur'an, (1) Which guideth unto righteousness,
so we believe in it and we ascribe unto our Lord no partner. (2) And (we believe) that He - exalted be the glory of our Lord! - hath taken neither wife nor son, (3) And that
the foolish one among us used to speak concerning Allah an atrocious lie. (4) And lo! we had supposed that humankind and jinn would not speak a lie concerning Allah - (5) And indeed
(O Muhammad) individuals of humankind used to invoke the protection of individuals of the jinn, so that they increased them in revolt (against Allah); (6) And indeed they supposed, even
as ye suppose, that Allah would not raise anyone (from the dead) - (7) And (the Jinn who had listened to the Qur'an said): We had sought the heaven but had found it filled with strong warders
and meteors. (8) And we used to sit on places (high) therein to listen. But he who listeneth now findeth a flame in wait for him;
sur Al Jinn
    hamdi @ 4/18/2007 12:15 PM EST
 Yahow balaayo kaa maqan ha u gacan haating.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.