Somalia bans public gatherings as virus cases rise

Go Back


Post your comments

5 comment(s)
Add comments  
    amina_samajecel @ 2/18/2021 6:06 AM EST
 Marki aay sheekadi Covid-19 socon weyday ee
lagu fahmay Farmajo wuxuu iclaamiyay shir kale
oo  maanta iyo berrito soconaya ayadoo madaxweyneyaashi
loogu yeeray aaney Muqdisho joogin.

Farmajo la hel la hel la waay aa ku xigta, haddii
lagaa aamusay marki aad:
1) tiro laba jeer sidaad doonto ka yeeshay Hirshabelle,
2) Professor Jawari, Guddomiyahi Golaha Shacabka, dhulka ku jiiday,
3) Baydhaba madaxweyne iyo Barlamaan aad ka sameeysatay
  shacabki ka mudaaharaaday dadki laayay qaar ka mid dallacaad iyo
  darajo isugu dartay,
4) Galmudug madaxweyne iyo Barlamaan ka sameeysatay
  Ahlu Sunna oo gobolkaas ka xoreeysay Al Sheydan
  ciidankoodi dishay ayagana dalka ka carareen,
5) dagaal beleed Mareexaan dhexdiisa ah ka abuurtay Gedo
  ciidanki Qaranka u adeegsatay.

Intaas oo dhan iyo xadgudubyo kale oo badan inta aay dhacayeen
Somali doqonnimo kama ahayn aamusnaanta ee waxay dhowraysay Dastuurka aad
adiga ku tumatay.

Hadda iyo talo, maqal talada uu hadda ka hor kuu soo jeediyay Suldaanka
Beesha aad ku abtirsatid ee meesha isaga tag xilkana ku wareeji isla maanta
Guddomiye Maxamed Mursal si uu u qabto doorasho heshiis lagu yahay.
    secular @ 2/17/2021 6:38 PM EST
 This is the voice of reason, no matter who is
your battle horse !
    secular @ 2/17/2021 6:37 PM EST
 https://www.youtube.com/watch?fbclid=IwAR2sbZqiCqtoWIz_eL9vGtXW2HToe1EQnk-EmHZuHcr7IADnITaTscXpVZI&v=4q_WnoiXzew&feature=youtu.be
    Wiil Isxaaq @ 2/17/2021 4:49 PM EST
 Lol, the Dadaab refugees appointed to power must really believe they have the muscles on the ground.
    amina_samajecel @ 2/17/2021 4:45 PM EST
 Losers, who want to use Covid-19 for political
reasons.

Dadka waxaa u liita doqon ismooday in uu
dadka ka caqli badan yahay. Sow ma ahayn shalay
markay u mudaaharadayeen 13 kursi oo been ah oo aan
dastuurka lagu darin maamulki dooran lahaana la dhisin
si Farmajo loogu xadreeyo. Haddiiba uusan dhaleecayn
u adkaysan karin sidee dal uu rabaa in uu ku sii xukumo?

Farmajo adiga Afwerki ma tihid Somaliyana Eritrea maaha ee
hurdada ka toos. Dalka waad la degtay ee orodoo halki aad ka
timid ku noqo.

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.