Go Back


Post your comments

1 comment(s)
Add comments  
    maxaaigagalay @ 10/30/2018 2:10 AM EST
 Dawlad ku sheegga Faqash Farmaajo bilaash ayey
ugu daaleysaa soo saaridda rag iyada la
ra'yi ah.  
Berri, marka ay hubsadaan inay kursigii ku
guuleysteen, waxay halkeedii ka soo bilaabi
doonaan dhaqanka ragga maanta haya jagada maamul
goboleedyada oo ah inay ku andacoodaan
madax bannaani iyo aaya-ka-talis.

Laga ma yaabo inay mudeec u noqdaan Farmaajo
oo ay u yeelaan wixii uu doono.  

Diktatooriyada Faqash Farmaajo meelna
ka socon meyso.  Faqash Farmaajo waa
khaainul-waddankii Xabashida u gacan geliyay
Cabdikariim Qalbi Dhagax. Waa kii afar
dekadood ay Somalia leedahay sahal, degdeg
iyo hubsiino la'aan uugu wareejiyay
Itoobiya.

Ma kaasaa la raaci karaa warkiisa?!

Waaba khaainul-waddan mudan maxkamadeyn
iyo in dhabarka laga toogto.
 

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.