Somali parliament votes to return to polls, annuls Farmaajo’s term extension

Go Back


Post your comments

4 comment(s)
Add comments  
    maxaaigagalay @ 5/1/2021 9:58 AM EST
 Farmaajo il geeriyaad buu leeyahay - malakul
mowdkii baa saaran. Wekigiiba ha rafto.
Godkiisaa biyo ugu galeen.
Sidii adeerradiis Afweyne iyo Cabdullaahi Yuusuf.

Midgaan waa midgaankiisii.  Midgaan waa hunguri xun yahay.

Farmaajow, Villa Somalia waa kaaga dhammaatay

ee iska xaadiri tuuladii Tumaalo Badan
ee Gedo ku tiillay.  

Kullu shayin yarjicu ilaa aslihi.

MA IGU SUG vILLA SOMALIA ANIGAA KUUGU SOO DAADAN DOONEE.
    amina_samajecel @ 5/1/2021 9:31 AM EST
 Mubarik
Walaal waa runtaa wey mahadsan yihiin initii ka hortagtay afgembigi uu damacsanaa Farmajo.
Farmajo wuxuu ku talogalay doorasho la sii ogyahay natiijadeeda ee uu asaga ku soo baxo ama muddo kororsi labadana waa laga diiday.  
    amina_samajecel @ 5/1/2021 9:24 AM EST
 Fadarada Federalka Xoolaha Somalia
Ruuxa geesiga ah ayaa qaladkiisa garowsada, laakinse qof qayaali ku nool
oo haddana kooxda CBB propagandada loo dhiibay run mooday maxaad ka filan.

Hadda waxaan kula talin Ra'isul Wasaare Rooble inuu dalka iyo dadka u hilliyo
kana fogaado in Farmaajo iyo Fahad aay remote control ku hagaan.
Waxaan qabaa in caddaalad dadka oo dhan la deeqsiin karo.

Mudane Rooble ha ka dhabeeyo in ciidamada aay ka fogaadaan siyaasadda.
Waa in lala xisaabtamaa kuwa tiro laba jeer soo weeraray madaxweynihi hore mudane Xasan Sheikh iyo musharrax madaxweyne mudane Cabiraxmaan Cabdishakuur.
    Wiil Isxaaq @ 5/1/2021 9:04 AM EST
 They will be back again on the 1st of September to give him 2 more years since all the terms they have set is unworkable:)
And then more annulments and then more extensions ...;) So predictable

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.