Go Back


Post your comments

2 comment(s)
Add comments  
    wiifgarow @ 2/14/2018 10:29 AM EST
 ana wa ikan

Nacas nacas dhalay miyaan ku idhaa. Waar Soomaali jaceyl u qaba jiiraanka aad magacowday ma jiro ee wuxu waa siyaasad. Awrkayagaanu ku kacsanaeynaa ee inay kabaha will Soomaaliyeed taabtaan ku farximaynno. Tukaraqna berri baanu ka heshiin oo wax sii dheer ma aha. Hadaadse idinku soomaali naf u haysaan maad faraha ka qaadaan sowdinkaa qacdaa ioyo baftaa ku haya ee hablaha yaryar dhagaxa madaxa kala dhacaya. Naxariis darrada iyo dhiigga Soomaliyeed ee aad xalaaleysateen iyo weliba Soomali diidnimda ayaa laydinku nacayae walanan kabihiinaa in qolyaha aad sheegeysaa inay taabtaan ku farxin waab iyagoo idin dilee
    wiifgarow @ 2/13/2018 11:27 AM EST
 War bla maxaa Andalus kaga xidhan yaabnaye? Bal Mahadday dhiiqo, Alleybaday iyo Jirriban iyo Dhusmareb iyagoo ka yimid bay Andalus oo Carab iyo Spanish ah isku dhejinyaan? Tak lae miyaanay ogeyn in andlaus habluhu boodi jireen, oo kahmrigu sida webiyada u durduri jiray oo miyussiga iyo fanku cirkaa mari jireen? War ileen annnag wax nala tusay. Yaab

Can't login ?
Account not activated ?? if so please email your account(username,email) info to [email protected]
Subject = Activate Account
Log In
Register
Forgot Password


Username:

  
Click Preview, to preview before submit.